Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by sahal80 »

AUN Nabadoonkii Cali Madaxweyne oo ku shahiiday furunta Adan yabaal. Hiiraan waad xoreysay ilahaay janada hakaa waraabiyo. Dagaalka ceelbuur waxaa joojiyay Nabadoonada Duduble car Nabadoon Hawiye sida Cilmi Hagar beeshiisa dagaalka kaku hogaamiyo. waa balan inaan Adan yabaal qabsano ooy nooga soo duuleen.


User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by Kees70 »

AUN Shahiid Nabadoonkeen Cilmi Hagar Guure :heart: :heart: :rose:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by sahal80 »

ماشاء الله انظر الى وجهه العامر بالكرامة كان صاحب قضية
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 8107565096



Cali Yare oo qoray sida

"Nabadoon Cilmi Hagar Guure Saakay ayuu shahiiday, wuxuu ka run sheegay wacadkii uu maray, Ilaaheey ha u naxariisto Nabadoonka.

Tan oo kale oo cibaado iyo geeri Gobannimo leh.

Taariikhda danbana labo taariikhood oo liddi isku ah ayay kala yeelan doonaan isaga iyo raggii Ceelbuur ka soo laabtay."
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0438226659

Hadalkiisan iyo ficilkiisii xigay ee maanta noqday dhab waxey ku tusineysaa sida ay Nabaddoon Cilmi iyo beeshiisaba ugu go'an tahay dagaalka Shabaab, waana farqiga u dhexeeya Xawaadle iyo inta kale, ajashiisii ayaa maanta ku ekaatay wuxuuse ka tagay dhaxal reeb aan abid duugoobi doonin, sharaf iyo karaamo, shahiid naftiisa iyo dadkiisa difaacanayay, ma nihin kuwa qeybiya jannada iyo naarta balse sifihii uu rabbi inoo sheegay ee shuhaddada ayuu maanta raacay nabaddoon Cilmi Hagar Guure Allow kuu naxariiso.

Reer Hiiraan waxaad is barteen Somali iyo caalamkaba Allaha naga dhigo kuwii idinku dayda.

Maxamed deeyoo ilaa goorma? Xuduudiinaan Joognaa oo naloogasoo duulay waana ku jabinay. dagaalka wuxuu ka dhacey 15km from adan yabaal waa xadka Shabeelada dhexe.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0832287490
User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 384
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by OwQariib »

AUN
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by sahal80 »

Nabadoonka wuxuu sabab u ahaa jabkii Al shabaab maanta waayo wuxuu joogey jiida hore si uu u dhiiri galiyo


Al Shabaab waxaa gaarey jabkii ugu weynaa abid inteey is lahaayeen care xl markale soo taabta
50 meyd ah, 43 Qori Ak47 11Bkm Gaari Suug Ah Iyo Sadax Cabdi Bilay oo mid la gubay

https://fb.watch/fRfmjRaK74/


Cali Yare oo Beesha Abgaal runta u sheegay

Ceeb iyo taariikh xumo ayay ku tahay Reer Shabeellada dhexe in Shabaab jubooyinka ka soo gurmaday uu soo dhexmaro oo dhulkooda laga weeraro dad walaal iyo daris la ah.

Walba hadaanad walaalihiin gacan iyo gurmad u fidineyn ugu yaraan Xogta cadowga idin soo dhexmaray inaad u gudbisaan ma u awoodi weyseen?

Allelehe maradaa idinka ka dhacday.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0438226659
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by sahal80 »

"Maanta waxaa Hiiraan soo weeraray Reer Shabeellaha Dhexe Shabaabkoodii"

Ali Osoble.


"Dagaalku dib ayu u qarxay Hada Ayuna Bilawday Wax Dowlad ah o Ka qeyb qadan haya na ma jiran Cidank dagalama wa Kaliya Xawadle Gurmad Xoogan o Ka baxay Bulaburde Beledweyn Maxaas Ayana hada Garay Agaga hore Dagaalk"
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1764701078
Last edited by sahal80 on Thu Sep 29, 2022 8:36 am, edited 3 times in total.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by original dervish »

What an inspirational figure.....AUN!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by sahal80 »

waxaa qorey Cali yare

Runtu waa qaraar.

Reer Shabeellada dhexe dhaqan lagu yaqaanay ma aheyn in col Moqokori duulaan ku ah saadka iyo saanadda Aden yabaal laga siiyo, duruuf iyo tabardarro la idinkugu cudurdaari karana maanta idinma heyso ee toloow nin ragga ah cimaamadda waa ka dhacdaa waana ku ceshadaaye maanta cimaamadda idinka dhacday madaxiinna ku celiya.

Maanta waxay mareysaa meeshii laga dhihi jiray "Bowdo rageed maalinba mid ayaa qaawan".

Dhiirrogelin walaal uqaado.


Adan yabaal aan ku soconaa hadhoow ay qeylo bilaabi doonaan Al Shabaab enablers.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0438226659


Al Shabaab oo Haweenka Shabeelada dhexe oo agab ku wareejinaya Al shabaab.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4745189891


Maalkii shabeelada dhexe oo Al shabaab lagu wareejinayo

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6262222566
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by GeoSeven »

AUN adeer Cilmi. He was a martyr. Every Hawadle elder has his weapon close by. No clan can declare war on one of the most powerful terrorist organisations in the world and expect to come out unscathed. The momentum will continue until the cancer which is Shabaab is eradicated from Somalia.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by sahal80 »

Hawlgalka Hagar iyo Harka nabada. waa laba jibaareynaa oon dhaafeynaa Hiiraan.
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Kaliya Marka Nabadoon saan ah laga helo beelaha hawiye ay Al Shabaab ka xoroobi

Post by ReturnOfMariixmaan »

AUN. He was dhaqan. The culture of Al Shabaab using clan elders is undignified 🥂
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”