Hassan Sheikh let us down
Moderator: Moderators
Hassan Sheikh let us down
Magaceena UNka iyo Mareynkana uu u isticmaalay markaan hiiraan xoreynayna his Al Shabaab infested clan waa diideen in Shabeelada dhaxe laga sii wado
Al Shabaab ayaa soo waceen odoyaasheena oo dhahay xabad joojin qaata ku noqda maxaas iyo buuloburde inta xadka ku taal ka fogaada. qaar ka mid ah odayaasha ayaa dhaheen war meeshaan dawlad kama soo socoto beeshana waxay degtaa shabeelada dhexe ayagana qatar ha galinina si beesha kale uga faaideysan maxaastina iska jooga mar hadaan bariga iyo waqooyiga ka saarnay. i see now inay xikmad badnaayeen. Al Shabaab waxay nagu laynaysaa maxaad wabiga u xirteen maxaad shabeelada dhexe u gaarteen ayadoo beesha degta noofurtey waa nala soo wacaa oo waxay dhahaan "XL aa cadaadis na saaraya"
Dagaalkii Dawladada waa hakiyeen anagey nagu soo jeesteen.
https://fb.watch/fWB2SJnDAV/
Cali Dheere Jeyte uu sugayay oo Xalay ku soo noqdey magaalada laakin waa kanaa asagoo nabad qaba.
https://www.facebook.com/10007044703110 ... KhYBLg5Dl/

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
AUN!
I knew this would happen as soon as the offensive against AS stalled.
The Xawaadle have no option but to continue the fight against the terrorists.
What hsm has done is tantamount to treason.....he should be impeached forthwith.
Once the border at Jowar is secured they must work with JL and SW state to West of the Shabelle.

Marka horeba wa inad mawqif iyo nasab nimo leedahay oo aad kala doorato xor nimo iyo sharaf iyo inadan u dul qadan gumaysi iyo mafia style baad laga qaado
Good example being beesha Dhulos hadba dhinac u yaacaya
Good example being beesha Dhulos hadba dhinac u yaacaya
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
Honour and freedom would be a good thing.
You should know after the recent visit by Muse Bixi and the establishment of a new military base in Bocame....the Dhulbahante are only with one side.
You should know after the recent visit by Muse Bixi and the establishment of a new military base in Bocame....the Dhulbahante are only with one side.
Re: Hassan Sheikh let us down
Come again, who are you? Tomorrow We hear another story all over the place, the sooner you put all your legs one place the better
- MrSinister
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2797
- Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
Hassan sheikh is a good at speeches but doesn’t follow up with action. You can’t claim to be fighting the terrorists, if you can’t get your own tribal region in order.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
We told you so. Should’ve stuck with the conservatives 

Re: Hassan Sheikh let us down
Well We got qabiil called Marexan you either back our man or we are all against you, let's see how far that gets you
- AmericanShoeStores
- Posts: 80
- Joined: Wed Jun 27, 2007 7:37 pm
- Location: American Shoe Stores
Re: Hassan Sheikh let us down
MUSE BIXI IS OUTSIDE GAROWE 10 MILES AWAY DONT EVER TALK ABOUT ACTION SPINELESS BIG BOOTY COWARDMrSinister wrote: Mon Oct 03, 2022 10:23 am Hassan sheikh is a good at speeches but doesn’t follow up with action. You can’t claim to be fighting the terrorists, if you can’t get your own tribal region in order.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
Farmaajo is gone. Not our fault he’s popular. It’s cuz you a Zanzibar. You lil brothergobdoon wrote: Mon Oct 03, 2022 10:48 am Well We got qabiil called Marexan you either back our man or we are all against you, let's see how far that gets you
Re: Hassan Sheikh let us down
You can only blame yourselves. This is the level your intellectuals are working at.
Allied yourself again under the USC umbrella and you expected progress? Mac sonkar.
Allied yourself again under the USC umbrella and you expected progress? Mac sonkar.
Re: Hassan Sheikh let us down
Reerku wa in uu mentality nocas ka koro waqti kasta oo nin anaga xilka hayo ama tageer ama waxa tahay kacaan diid ama mahbar axmaar, mantana idinki ba axmaar ku so dhoweynaya Doolow iwm
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
So ashamed of the past that they always mention usSadSayyid wrote: Mon Oct 03, 2022 11:38 am You can only blame yourselves. This is the level your intellectuals are working at.
Allied yourself again under the USC umbrella and you expected progress? Mac sonkar.
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Hassan Sheikh let us down
Sahal, forget about Xassan Sheekh or anybody else. Anaga iyo nimankaas Shabaab waa inoo qooshantahay. May the best man win. I anticipate that Xawaadle will not be on the defense for long. The neighbouring regions will be forced to mobilise when Reer Hiiraan crosses borders. Ama waa ay kacayaan ama waa la kicin.
Also, Hassan Sheekh is genuine about the Shabaab offensive, the rollout is not going according to plan. Abgaal will move sooner or later. Waxa fashilinayo Abgaal primarily waa Guudlaawe. Imagine if we had Dabageed at the decision making level of this.
Also, Hassan Sheekh is genuine about the Shabaab offensive, the rollout is not going according to plan. Abgaal will move sooner or later. Waxa fashilinayo Abgaal primarily waa Guudlaawe. Imagine if we had Dabageed at the decision making level of this.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Hassan Sheikh let us down
GeoSeven wrote: Mon Oct 03, 2022 11:58 am Sahal, forget about Xassan Sheekh or anybody else. Anaga iyo nimankaas Shabaab waa inoo qooshantahay. May the best man win. I anticipate that Xawaadle will not be on the defense for long. The neighbouring regions will be forced to mobilise when Reer Hiiraan crosses borders. Ama waa ay kacayaan ama waa la kicin.
Also, Hassan Sheekh is genuine about the Shabaab offensive, the rollout is not going according to plan. Abgaal will move sooner or later. Waxa fashilinayo Abgaal primarily waa Guudlaawe. Imagine if we had Dabageed at the decision making level of this.
Why you think it’s not going well? Besides the stupid politicians. Logistics, financing? What? And you should make Jeyte the head of Hiirshabelle. He’s impressive.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 2325 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 85 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 1 Replies
- 2622 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 19 Replies
- 19666 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 13 Replies
- 1652 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 32 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 943 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 22 Replies
- 2697 Views
-
Last post by original dervish
-
- 25 Replies
- 2822 Views
-
Last post by Puntlander123
-
- 1 Replies
- 945 Views
-
Last post by Prlnce