Kees70 wrote: Fri Oct 07, 2022 9:00 am
Nomand wrote: Fri Oct 07, 2022 8:06 am
Of course he is going to defend his clan. Plus a lot of the dead where gaaljecel. Jeyte although I like him was speaking some dangerous words like "we know their kids live with us" and he said "I won't allow their kids to live here in beledweyne" which can be interpreted as a call to genocide.
Anyway HAG/puntland opened the qabil box during the last 3 years. Once the box is open you can’t shut it.
Jeyte needs to be careful or he will have a civil war inside beledweyne.
Alhamdulilahi if the Qabyaalad box has been opened, just as isaaq/SL iyo mj/PL are Qabiliste so too will Hawiye be Qabiliste.
Beesha XL should tame galjecels in Beledweyne just like HGs are taming daroods in Galmudug.
Ustad Kees, anaga Gaaljecelka waxaan u adeegsanaa Jijeelaha oo qixiyay hada ka hor kadibna ciidanaan dhexdhignay Gaaljecelkii waa noo mahad celiyeen
Siyaasada Jijeele buffer zone aad ay hirgashey ilaa ceelcade 60km from Baladweyne Al Shabaab ma joogto hada.
waxaa jirta siyaasad labaad oon wax ka soo jeediyay oo hada socota oo ah in Gaaljecelka buundada laga dheereeyo halka dhinac ay ka degaan. sida mapkaan ka aragtid Gaaljecelka waxay ku jiraan 0 gadaal ayaan ka xignaa khadta greenka ah.GG waa gaaljecel, JJ jijeele, XL xawaadle intaan waa Galbeedka wabiga maaha "Bariga"
Waagii hore ay dawlad jirtey sida xamar ayay Baladweyne dhul caam ah laheed. dhinaca bari lama ogolaan in dhulkii caamka la dego laakulin dhinaca galbeed ay fasaxeen. Schoolkii hore Axmes warsame Hawlwadaag Cabdi Yuusuf baa degan, xerada lamagalaay oppositekeeda oo howlwadaag ah waxay ahaan jirtey qubuuraha askarta xawaadlaa degay waliba maamulka ka iibsadey raqiis waa meesha xariiqmaha cagaaran oo lanagalaay ku qoran tahay. bluega waa buundada, yellow jasiirada ku jira waa lamagalaay. lamagalaay safe waaye bc of ex qubuuraha gadaasheeda. Gaaljecel dhan waxaa u soo harey afka buundada ay ku qorantahay heegan. meeshan ay baabuurta ka soo galiyeen. marka waa inaan iibsano qabuuraha iyo buundada inta u dhaxeysa waa loogu dari qofkii ka iibsan sidaas ninaan magaalada uga sikino. tankale hada magaalo cusub ayaa laga dhisayaa ceeljaale xataa in Xarunta maamulka loo raro ayaa jirta. real estate qurbo joogta ayaa laga dhisayaa waxaa ku yaala xarumaha amisom iyo UNka waa ery safe area dad ayaa guryo qurxan ka dhistey oo degaaan wiilal UKna u shaqeeya. Lamagalaay waxaa ku haraya ciidanka. hada waa munaasabad in lacagta dibudhiska Ceeljaale loo weeciyo.
https://ibb.co/DgqLF5M
ceeljaale waa meesha airportka ku yaal. fiiri wabiga siduu xaafadaha xl u dhex maro arkaasey kuleeyihiin "bariga wabiga" biya baxada ayaga ma qaxaan waayo wabiga ma dhex maro kuwa u dhaw bas uu gaaraa laakin anaga sidii maskii uu noo dhex maraa