Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Moderator: Moderators
Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Al Shabaab ayaa lagu xasuuqay meel Jicibow la dhoho oo wabiga ku teedsan. ujeedkooda ma aheyn inay qabsadaan waa uga dhamaatey dhul hiiraan oo horey iyo gadaal laga joogo laakiin Jidka Jalalaqsi-fiidow ayaa ka xiran waxay damceen marka inay wabiga ka galaan waqooyiga buuloburde 30km oo aboorey iyo yasuuman dhexdooda ka baxaan kadibna moqokori gaaraan ama kuwa moqokori u soo gurmadaan
https://www.facebook.com/10006814779678 ... l/?app=fbl
meesha ugu dhaw ay ka gali karaan waa shabeelada dhexe waxaa laga yaabaa inay ka baqayeen in cirka laga duqeeyo marka waxay isku dhexqarin rabeen Hiiraan ama inay aad uga fogtahay. qaar waxay lee yihiin niman ayaa gudaha hiiraan ku dhuumanaya meel Yasuuman u dhaw ooy soo bixin rabeen sidii dib yasooman looga qabsadey buuraha isku qarinaya
fiidow waa tuulada hiiraan ugu danbeysa ilaa matabaan waa ka xirantahay Al Shabaab
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
waxaa dhici karta inay rabeen inay Yasooman qabsadaan kadibna kuwa maqokori u soo gurmadaan. hada labada dhinac wabiga ayaa laga hareereeyay
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6989917710
waxaa la sheegay in murusadihii dhan u qaxeen xeebta waceysle Abgaal ilaa Xarardheere sidii macawisleey xuduuda Hiiraan u qabsatey waxaa ka xirmay ganacsigii iyo isku socodkii qofkii la arko Al shabaab ayaa loo qaadan waxay waayeen wax ay cunaan marka dhinaca Xeebta ay u guureen oo ganacsiga ka socdo.

Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Ar Shabaab jabka maanta ku dhacay waligood kama soo kabanayaan. wabiga markey ka soo talaabeen ay buur fuuleen markaasaa dhinacay ka imaadeen wabiga laga xiray hadana buurtii aa la weeraray dagaal dheer kadib waa laga saarey jiinkii wabigeey ku noqdeen ayagoo leh koonfur aan idinkaga guureynaa ee wabiga noo fura
"1500 ciidan baan kula dagaalamaay oo gurmad nasoo gaarey" 1000 ka badan macawisley waaye
https://fb.watch/g2SHMD__bV/

Last edited by sahal80 on Sun Oct 09, 2022 2:42 pm, edited 3 times in total.
Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Shabaab Xawaadle Ayaa Bikro Jibiyay Hada Waa Holof Holof Cidii Aragto Haka Gashato 

Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Kees70 wrote: Sun Oct 09, 2022 2:35 pm Shabaab Xawaadle Ayaa Bikro Jibiyay Hada Waa Holof Holof Cidii Aragto Haka Gashato![]()

Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Taariikh hor leh ayay galabta iyo caawa qoreen Ciidankq Xoogga dalka iyo Ciidanka Xoreynta deegaan ee Xawaadle. Xasuuqa Shabaab loo geystay ee laga hadlayo ma ahan Tobanaan ee waa Boqolaal.
Waa kuma ninka hor istaagi kara Ciidan ay shacabkiisu sidaan u garab taagan yihiin?
Soomaaliyeed jabinta Khawaarij yaan maanta loo kala harin, dagaalkana halaga dhaafo Dudubleynta iyo Abgaaleeynta ee hala Xawaadleeyo hadaan la gaarin karinna ugu yaraan halla Saleebaaneeyo. Wabillahi Towfiiq
Cali yare

- Rebelxx222
- SomaliNetizen
- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Al Shabaab wax la laayey iyo wax baxsan waayay ayeey ku soo aruureen inta hartey ayaa go,doonsan oo hada lagu jiraa sidii loo soo afjari lahaa
Labo wiil oo isla dhalayey ayaa dagaalka ku jiray Shaley maxamed shiino iyo Xassan Shiino waa ibrahim Ciise jufada wasiir Abdirizaq ayaga iyo Reer ugaas ayaa dega Jicibow. reer ugaas waa jicibow-caag, bashiir. beerayabaal buuloburde. Ibrahim ciise: jicibow, aboorey, Yasooman Buuloburde. Maxamed shiino kan dhahaya aakhirana waa uga dabatageynaa waa gudoomiye ku xigeenka buuloburde. Xassan waa ku dhaawacmey ilaahay caafimaad ha siiyo. Sidaas ayaa dhulkaaga loo difaacdaa. Dadkaan ay moodeen inay dhex mari karaan
kan weyn
kan yar
dagaal kulul
https://fb.watch/g3z3CvDDQB/

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Walle xawaadle gacan aan uu taagay. 

Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
waa laga sifeeyay Jicibow. firxadkoodii baa galay buur dhinaca galbeed wabiga uga taal maadama buundo meesha la heen ooy buurta ka xabadey karaan Djibiutianka ay u yeereen oo PM ku garaacey buurtii gaarigaas bas ay ku kaalmeeyeen dagaal kuma jiraan.
https://fb.watch/g3S_tpbnWz/
jeyte: aduunka waxa usheygeyna alsheydaan kitabkooda bidixda ayan kasinay ee idinkana kasiya nooh!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0975140942
https://fb.watch/g3S_tpbnWz/
jeyte: aduunka waxa usheygeyna alsheydaan kitabkooda bidixda ayan kasinay ee idinkana kasiya nooh!

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0975140942
Re: Al Shabaab infiltration attempt to reach Yasooman aborted!
Jeyte ayaa amrey ciidanka hareereeyay inay wadada koonfur u furaan. 400 ay ahaayeen horey ilaa boqol waa laga dilay intii kale buurtii ugu danbeysay ay isugu tageen pm ay jabuutiyaanka ku garaaceen lama yaqaano inta nool buurtii waa la shiilay laakiin hada ciidankii hareereeyay dhanka kale wabiga ayaa laga soo saarey amarka Jeyte "meesheerabaan ha aadaan uu dhahay hana dhaafaan"
Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa goor dhow gudoomiye jeyte ku wareejinaya Furayaasha ku dhowaad 10 Gaadiid ah oo Xildhibaanku ugu deeqay Ciidamada Macawisleyda ee ka dagaalama Gobolka Hiiraan.
Gaadiidka uu Xildhibaanku wareejinayo ayaa isugu jira probox, Hartopyo, iyo kuwa kale waxana loo isticmaali karaa sida Cabdi bilayaasha oo kale in lagu xiro qoyaha culus , Ambulance ahaan iyo in gurmadyada ku daad gureeystaan Ciidamada deegaanku.
Xildhibaan Cabdullahi Sanbaloolshe ayaa kamid ah siyaasiyiinta Bud dhiga u ah dagaalka ka soconaya Gobolka Hiiraan wuxuuna dadaal badan ku bixiyay mudadii uu soconayay Kacdoonka shacabku uga soo horjeedaan Alshabaab.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 526 Views
-
Last post by udun
-
- 8 Replies
- 640 Views
-
Last post by Adali
-
- 23 Replies
- 1279 Views
-
Last post by reerbrazil_mudug
-
- 11 Replies
- 1190 Views
-
Last post by Murax
-
- 9 Replies
- 1287 Views
-
Last post by AirBitaale
-
- 29 Replies
- 2737 Views
-
Last post by Abtiga
-
- 18 Replies
- 1522 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 26 Replies
- 2970 Views
-
Last post by Isseayaanle
-
- 29 Replies
- 1097 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 0 Replies
- 170 Views
-
Last post by Daanyeer