460 Sheep and Camel were donated to Macawisley and SNA

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

460 Sheep and Camel were donated to Macawisley and SNA

Post by sahal80 »

Thanks to Marwada koowaad, ururka haweenka iyo gudoomiye Sacdiyo iyo maamulka banaadir oo deeqdaan soo aruuriyay.
"450 Neef oo ari ah iyo 10 neef oo geel ah ayan ku dhiiri galineyna cidamada xoreynta gobolka hiiran."


wasiir Abdirizaaq Buuloburde waxay noonoqoni basekeena. Abdirizaq wuxuu ka soo jeeda beesha jicibow, yasuuman iyo aboorey oo aad u degta Jalalaqsi iyo Buuloburde asaga wuxuu ku dhashtey Buuloburde laakin wuxuu ku korey Xamar iyo Canada dagaalada ka hor uu galey. qoys ganacsato uu ka soo jeedaa hotel Ambassador iyo lafweyn ayagaa leh wuxuu kaloo ilma adeer la yahay Reer nuur cadaawe oo Hassan Sheikh la soo korey waa his half brothers aabahood wuxuu ahaa general weyn oo duuliye sare ah. Hassan Jalalaqsi uu ku dhashey laakun Buuloburde uu school ku galey oo Generalka hooyadiis qabi jiray deganaa Abdirisaaq sidaas bay qaraabo u yihiin waa dhaxalsugaha Hirshabelle Sanbaloolshe mushaar uu qaataa hada ka hor waxaan sheegay inuu qandaraas amni ah qaadan doono waxaa la sheegay inuu macawisleyda soo gaarsiiyay gaadiid toloow ma qandaraaskii bay ka imaadeen mise meel kale. wasiir uu noqonaa reshuffle dhowr sano kadib Abdirisaqna Hirshabelle sabata waxa waaye aad ugu kalsoonyahay Sanbaloolshe was part of no more Abgaal 2016 waa ka baqaa :lol:
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=407261


450 Neef oo ari ah iyo 10 neef oo geel ah ayan ku dhiiri galineyna cidamada xoreynta gobolka hiiran.



https://fb.watch/g5fbnwsdzn/

https://fb.watch/g5gCROLvtZ/



User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: 460 Sheep and Camel were donated to Macawisley and SNA

Post by noer »

u know what, i know criticize ustad sahal sometimes. but this thread just remind me why he stil my fave qadadweynlander :blessed: free hiran

#macawisley
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”