This is the best way to liberate middle Shabelle
Posted: Thu Oct 13, 2022 9:02 am
ma ihi khabiir caskari ah laakin aad aan ula yaabaa qaabka showga Cadale ku socdo sidee ku dhacdey in Cadale la wada aado ayadoo mahadaay la joogo? waxay ku tusinee in Al Shabaab irid loo furayo. hadaad Al Shaab kula dagaashid Ruunnirgood(degmada ugu danbeysa xeebta Middle shabelle) waxaa u furan wado gurmad ah Via Adan yabaal iyo xataa mahadaay oo ka sokoow wabiga iskabanaan ooy askartooda soo marin karaan ay xataa baabuur soo marsiiyeen buundada mahadaay. ciidankii aada ruunnirgood oo banaan ah aan geed laheen waa la dhabar jabin hada ka horna waa dhacdey oo gaadiidkii dhamaa laga qaatey.
Anigoo aad ugu taxnaa dagaaladii Syria sidoo kale la socda kan Ukraine waxaan soo bandhiga qaab la mid ah khariidada ay kubilaabmeen oo ah inaan gadaal laga marin waxay kurdidii galiyeen 0 ilaa ay dhulkii kala wareegeen sida mapka labaad ku cad
si la mid ah waa in Dagaalka ka bilowdo mahadaay, Ceelbaraf, xadka hiiraan ay la wadaagto shabeelada dhexe sida Xalfooley iyo Ceeldheere oo ku fido Adan yabaal.
jabhada labaad: Cadale ilaa ruunirgood Al Shabaab waxay Galee 0. intaas hadii la sameeyo waxaa ku dhici argagax xataa kuwa ceeldheere iyo xarardheere iyo ceelbuur. Hiiraan waxay heli derbi koonfureed waxay u jiheysan ilaa xuduudeeda Koonfurgalbeed
Dalada marabto sidan waxay rabtaa in iradaas adan yabaal u furnaato "si ay koonfur ugu cararaan wali jubooyinka" laakin Al Shabaab waa soo noqoni waa in jabaan ayagoo ciidan ah ooy kala firxadaan nin walbe tolkiis dabada lagalo hadhoowna la maxkamadeeyo
Blue Turkish forces Green Syrian opposition, Kurdish in the middle.