post here any developments.
Under the Useless Farmaajo Al Shabaab was controlling outside of Xaafadaha Deyniile and Garasbaaley like Basra and the whole Moobileen Cusman villages between Balcad and Qalimow(30km)Jidkii waa la furey buundooyinkii waa laga xirey maanta waxaa la joogaa mahadaay. waxaa toos isku xirmay mahadaay iyo Cadale oo jidadkii u dhaxeeyay laga xirey Al Shaydaan.
"Howlgalada Sh/dhexe wuxuu ukala baxaa Jiinka, Howdka iyo Xeebta oo mararka qaar labo noqneyso
Jiinka Wabiga waxaa suuragal ah in uusan wax badan dagaalka kasii socon doonin, hadii ay beesha sharafta leh Shiidle ee Jareer soo galaana kaba sii fiican
AB waxey dhahaan Reer Dhoobey iyo Reer Buureed
Qaaradda Inta sacfaraanka ku jirto waa dhulkii uu Xaadoole iyo xertiisii ay nadiifiyeen"
map. irida mahadaay iyo Jalaqsi hadii laga xiro bas waaye
https://www.facebook.com/10002352112272 ... TAuVN9aQl/
Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Moderator: Moderators
Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Last edited by sahal80 on Thu Oct 20, 2022 11:51 am, edited 1 time in total.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Sahal i just talked to people close to Xaadole who is with him right now in Xaaji Ali. Some issues have started as the Harti are not serious about dagaalka. They where suppose to go to Cali gudud. Laakin boojees ay wadaan. Guudlawe and Faal are for the third tike trying to fashilin.
Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Xaadoole, Kabaale, Taradisho ayaa bilaabeen nimankaan xor waaye Hassan Sh ayna u shaqeeyaan. Xaadoole ayaa howlgalka la hoos geen. Caqabadii weyneed waa sii dhamaaneysaa siyaasiyiin aa ku lug leh laakin trainka uma istaagayo.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Yes there is a Bah hintire Alliance. Waceysle iyo wacbudhan has agreed on that Xaadole should lead howlgallada.Guudlawe and Ahmed Faal felt threatened as xaadole is not a man they can't control so they started fashilin. I think the issue is revolved now as Xaadole was seen advancing north today. Expect Cali gadud and nearby areas gettigkg captured by galabta.sahal80 wrote: Thu Oct 20, 2022 11:49 am Xaadoole, Kabaale, Taradisho ayaa bilaabeen nimankaan xor waaye Hassan Sh ayna u shaqeeyaan. Xaadoole ayaa howlgalka la hoos geen. Caqabadii weyneed waa sii dhamaaneysaa siyaasiyiin aa ku lug leh laakin trainka uma istaagayo.
Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Abgaal must unite against Al Shabaab like Xawaadle did we even forgot about Dabageed and he gave macawisley 100 dabajeex even Guudlaawe's late igu sawir is welcome he has links with Sheihk Sharif, Ducaale with Kheyre who gone mute since the elections. in short waxaa jira siyaasiyiin badan oo rabin xataa inay ka hadlaan sida kuwa HG like Guuleed iyo Rooble oo rabin dawladaan guuleysato iyo kuwo hoos ka xagal daacinaya laakin looma joojinayo meel fiicaney mareysaa howsha si xoowli ahAbkoowDhiblaawe wrote: Fri Oct 21, 2022 3:05 amYes there is a Bah hintire Alliance. Waceysle iyo wacbudhan has agreed on that Xaadole should lead howlgallada.Guudlawe and Ahmed Faal felt threatened as xaadole is not a man they can't control so they started fashilin. I think the issue is revolved now as Xaadole was seen advancing north today. Expect Cali gadud and nearby areas gettigkg captured by galabta.sahal80 wrote: Thu Oct 20, 2022 11:49 am Xaadoole, Kabaale, Taradisho ayaa bilaabeen nimankaan xor waaye Hassan Sh ayna u shaqeeyaan. Xaadoole ayaa howlgalka la hoos geen. Caqabadii weyneed waa sii dhamaaneysaa siyaasiyiin aa ku lug leh laakin trainka uma istaagayo.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Tremendous news from the front lines.
The war must be prosecuted till the end.
AS leadership must be captured or killed.
There can be no hiding places for the terrorists and their backers...

The war must be prosecuted till the end.
AS leadership must be captured or killed.
There can be no hiding places for the terrorists and their backers...

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Masaajid cali Gudud captured. 

Re: Thread: Half of Middle Shabelle is cleaned from of Al Shaydaan!
Dagaalka Abgaal iyo Al Shabaab wuxuu u gudbay wajigii dhabta ahaa waxaana bilaabay Xaadoole, Kabaale iyo Taradishu oo Hassan Sh ku xiran. qolyihii ila meereyso ayaa meesha ka baxay. ilo mareyso iyo Al shabaab ayaa heshiis ku ahaayeen inay dhinaca hiiraan ka dagaalamaan ayagana waxba sameyn warkii Goodax ayaa soo baxay in Al Shabaab aamin ka tahay dhinaca ila meereyso. dagaalka Cali gaduud wuxuu soo afjarey ila meereyso kadib markii Al Shabaab dhinicii gaaljecelta ee jicibow ka soo weerarayeen iyo dhinaca adan yabaal ay ka soo baxeen ooy Ceelgaduud isugu tageen. waa la dhaqaajin waayey hada odowaa ayaa amrey in Kuwa XL, HG, iyo Murusada dagaalka bilaabaan si Caligaduud looga khafiifiyo. waa guulweyn waayo dagaalka hada waa dhab. XL laakin saan looguma hiilin Abgaal xanuunkii waa dareemeen
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
Waxaa goordhaw si wadajir ah u bilaaban doono washamsigii AS loogaga saari lahaa Gobolada Dhexe
Taliska CXD ayaa ku wargeliyay Talisyada jiidda hore ee Gobolada dhexe Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/Dhexe in tabartii yareed ee AS-ku ay dhinac u badatay oo aysan jirin aag ay maanta iska caabin ka sameeyn karaan marki laga reebo aagga Cali Gaduud oo ay ka difaacayaan Aadan-yabaal, halkaas oo ay Ukumihii dhigteen ee loogu tagi doono Saraakiil ajaanib iyo Soomaali ah
Cali-Gaduud iyo agagaarkeeda hadii laga faraxasho waxey noqon doonaan Tusbax furtay, walow dhankooda dooq kale oo dhimasho ah aysan u furneeyn

Masaajid Cali Gaduud
Ciidamada Baraarug Deegaan ee Abgaal saakadii hore ayay ku jarmaadeen deegaanka Cali Gaduud oo ay Alshabaabku ku xooganaayeen,fariisin weynna u aheyd.
Sidii caadada aheyd Khawaarijtu waxa ay faarujiyeen magaalada ( Dib u gurasho xeel dagaal) . Markii loo diyaar garoobay in la saldhigto oo difaacyadii la sahmiyay ayay mar kaliya oodda soo jabsadeen. Nasiib wanaag ciidamadii deegaanka jilibka ayay dhulka u dhigeen taas oo keentay in ay la kulmaan dhimasho iyo dhaawac iyo in hal gaadiid dagaal laga qabsado Khawaarijta.
Khawaarijta ayaa mar labaad soo galiyay maleeshiyaad cusub oo caaboon balse hub culus oo ayan filanaynin ayaa si aan kala joogsi laheyn loogu garacaay.
Dagaalkii waxa uu soo gaaray ilaa gabbal dhicii.
Shabaab oo aaminsan hadii Abgaal uu ka il helo in washamsigu uu ku xoogeysanayo ayaa meelo badan isaga soo gurmanaya. Sow ma habooneyn in aaggagii hore u furnaa iyo kuwa cusub ee la qorsheynayay in xabbadu ay mar qura isla dhawaaqdo si ay fursad kabasho u waayaan Khawaarijta. Berri Inshallah furumuhu wey badan doonaan sida aan warka ku hayo iyada oo lagu kabayo duqeymo cirka ah.
Kuwan dhibkooda umadda waa deynayaa inshallah, waxaanse ka xumahay in dad waxtar leh ay naga galaafanayaan inta ay ku jiraan dagaalkooda naf-lacaarinimada ah.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1538910038

Finally there is breakthrough in Caligaduud it has been freed but they r not close to Adan Yabaal.
Maalmahaan waxaan idiin sheegaayay Ceel hareeri oo Galcad ka tirsan in Xassan Muuse Xl joogaan ooy kuhaayeen hadaan Al Shabaab la dagaalno dhulkaas Abgaal oon xorka aheyn ay noogi imaan. horta wataas mapka Ceelhareeri. XL oo Xalfooley qabtey ooy degaan Xassan Muuse Shabeelada dhexe ayaa damcay inay Ceel hareeri qabtaan oo Galgaduud ka tirsan laakin Gen odowaa ayaa ka hor yimid. sababta horaan idiinku sheegay waa in Xassan muuse la ilaaliyo si ay dagaalka xoogiisa ugu biiraan.
Ceelqooxle waa u jeedaa kama foga meesha laga gali rabay
"War culus .
Ciidan ku sugan Tardo oo weerar ku qaaddi rabay AS ku sugan Ceel-Hareeri duleedka Ceel-Qooxle ayaa soo dirray Qeyladhaan cabasho wadata .
Sargaal ka tirsan ciidamadda macawisley-da ayaa illa wadaagay war aad u culus oo ah mid halis weyn hugan.
"Waxaan ku suganahay Tardo waxaa nalla jooga Ciidamdda Danab waxaanna hogaankoodda haaya Sargaal lagu magacaaba Hassan Tuure waxuu amar ku bixiyay in ladiyaar garooba aniga waxaan heeggan geliyay Ciidamadda macawisley-da hadafkeennu wuxuu ahaa innaan weerar culus ku qaadno Ciidamao fadhiya Ceel-Hareeri markii aan dhaqaaqi rabnay waxaa Telephone soo dirray Taliye Odawaa oo ah Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. "
" wuxuu Hassan tuurre ku amray innuusan dhaqaajin karrin Ciidamada Danab hadalka Odawaa waxaa ku jiiray hadal ah haddii uu hal Askari ku dhinto Dagaalka aad rabto innaad hadda qaaddo ogsonoow adiga ayaa laggaa rabaa Diyada Askari kasta ee ku dhinta Dagaal ee ka joog dib u soo celi Ciidanka."
Map. Masjid Cali gaduud and Ceelhareeri behind Galcad
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =768325361
Gen Odowaa blocks Ceelhareeri
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5794750589
i mentioned Ceelhareeri before this is one of them
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=407710

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 44 Replies
- 3815 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 13 Replies
- 6430 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 833 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 714 Views
-
Last post by kaliil
-
- 20 Replies
- 6197 Views
-
Last post by Osob101
-
- 39 Replies
- 9261 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 6 Replies
- 1059 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 8 Replies
- 1858 Views
-
Last post by sahal80
-
- 27 Replies
- 6147 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 7655 Views
-
Last post by Strategic