Khalid Ali wrote: Fri Oct 28, 2022 4:25 am
So marexaan use berbera post interesting developmen
cid walbaa ka ganacsata berbera laakin hadeey run tahay in walxahaan Berbera ka imaadeen ama jabuuti haka keenaan ama dekada berbera hakala soo degaan oo koonfurta loo wadey waxay soo saari doontaa Dir-Al Shabaab connections "ganacsade mx" ahna isticmaalaan. sheekadan ganacsadayaasha front organisation ka ah hawiye aad uga buuxaan waana tuu Goodax ka hadlayay maalin dhaweyto rag dabaqyo leh oo huudhay gada! SL waa inay baaritaan ku sameyso ragaas.
Gaari xamuul ah oo ka yimid caabudwaaq oo ay saarnaayeen maadooyin qaraxyada loo adeegsado oo ay ma mid yihiin : Gelatinized nitrocellolose iyo
Heavy metal azides ayay macawiisleeydu qabteen,waxaase nasiib darro noqotay in beesha mareexaan ay leedahay "Gaari badeeco saaran tahay ayaa nalaka dhacay" gaarigaas wuxuu u socday magaalada Muqdisho oo la rabay in qaraxyo baaxadoodu wayn tahay halkaas lagu abaabulo,laguna laayo shacabka magaalada Muqdisho,.waa fool xumo iyo cawaaqib xumo in beesha mareexaan ay gacan siinayso argagixisada,Laakiin taasi cidna wax ku yeeli maayaan ee iyaga ayaa tuko cambaar leh ku noqonaya.
Arinka yaan la bunbuunin tan iyo inti dawlada dhexe dhacday wa wax caadi u dhaca oo Qabiil walba oo Somali hadi cid laga dilo ama maal laga dhaco hab dhaqanka Somali reeruhu wa ka wada xiriiran aakhir kana la xaliya
Lkn hada waxa mooda in Alshayadin ku milantay oo isku dayan in dadka iska hor keenan
Baabuurka waxaa lagu qabtey waqooyiga baladweyne ninkii wadey furaha uu uga tagey magaalada aan u dacwooni uu ku dhahay macawisleyda kadib airporka uu ka dhoofey waa fakadey. maxay intaas u aamusnaayeen waatii idaacadaha mar hore laga baahiyay markii la qabtey baabuurka muxuu u cararey ninkii?
The guy that drove the is truck is HG. The truck is owned by marehan guy.
Anyway it looks like some mooriyaan in hiiraan took the truck using the excuse of al shabaab. There is no al shabaab anywhere near caabudwaaq. they just wanted to steal a truck.
However the guy whose truck was stolen in hiiraan now according to some sources has 3 xawaadle trucks in caabudwaaq.
He wants his truck back or he will keep the 3 xaawadle trucks.
Khalid Ali wrote: Fri Oct 28, 2022 4:25 am
So marexaan use berbera post interesting developmen
Mareexaan use the cheapest port. Sometimes it is mogadishu other times it is berbera or bosaso or kismaayo. However the last 2 years most marexaan even those in gedo use berbera ports. Because the isbaaro from xamar port Jack's up the prices too much.
Wadanka sharci, Nidaam, ixtiram iyo midnimo ha lagu so dabaalo horay ba lo socon xiligi colaada iyo argagixiso wa dhamaday
Dekada Garad ha laga tusaale qaato oo dadka iyo dalka aan nabad iyo horumar ku so dabaalno
Waxad Naftada la jeceshahay walaalka la jeclow
Nomand wrote: Fri Oct 28, 2022 2:20 pm
The guy that drove the is truck is HG. The truck is owned by marehan guy.
Anyway it looks like some mooriyaan in hiiraan took the truck using the excuse of al shabaab. There is no al shabaab anywhere near caabudwaaq. they just wanted to steal a truck.
However the guy whose truck was stolen in hiiraan now according to some sources has 3 xawaadle trucks in caabudwaaq.
He wants his truck back or he will keep the 3 xaawadle trucks.
Mx ayageey u daran tahay anagu uma baahnin ileen jid ma qabaane laakin ayaga maalin kasteey maraan Baladweyne. "Ganacsadaha" Al Shabaab oo dhuumanaaya oo odayaasha soo diraya asagana NISA aan u gudbinay filekiisa
Odayaasha Su'aalahan Jawaab Ma u heli karaan.
Gaari Bil Ku dhaw la haayey Maxay Hada usoo Hadleen?
Ganacsadihii Lahaa Maxuu iyaga ula soo fadhiisan oo Bulshada u bayaanin walxahaasi waxa ay yihiin?
Maxay tahay Olyada Barbara laga safrinayo 1500KM ee Muqdisho loo wado?
Badeeco Cusub waa la garanayaaye maxay sidaan Fuustooyinka Duug uga tahay?
Olyada marka ay cusubtahay Midabkeedu Madow ma ahane midana waa mid lasoo isticmaalay?
Maamooyinka budada ah ee Gubanaya iyagana maxay ahaayeen?
Isku soo duub Xataa Hadii Gaarigan loogu talagalin in la Qarxiyo Laakiin Shaki kuma Jiro Dareerayaashaan iyo Kiimikada iyo Baaruudaba ay yihiin kuwa waxyaalaha Qarxa loo Adeegsan karo Waxaana Qiyaasayaa hadiiba Barbara la sheegay in Suuragal tahay Yemen laga keenay Sidaa Daraadeed waa in Maamulka Somaliland wax laga waydiiyaa ... Ganacsadaha iyo Odaayaalkaasina lasoo Qabtaa baaris adagna lamariyaa.
Khalid Ali wrote: Fri Oct 28, 2022 4:25 am
So marexaan use berbera post interesting developmen
cid walbaa ka ganacsata berbera laakin hadeey run tahay in walxahaan Berbera ka imaadeen ama jabuuti haka keenaan ama dekada berbera hakala soo degaan oo koonfurta loo wadey waxay soo saari doontaa Dir-Al Shabaab connections "ganacsade mx" ahna isticmaalaan. sheekadan ganacsadayaasha front organisation ka ah hawiye aad uga buuxaan waana tuu Goodax ka hadlayay maalin dhaweyto rag dabaqyo leh oo huudhay gada! SL waa inay baaritaan ku sameyso ragaas.
Gaari xamuul ah oo ka yimid caabudwaaq oo ay saarnaayeen maadooyin qaraxyada loo adeegsado oo ay ma mid yihiin : Gelatinized nitrocellolose iyo
Heavy metal azides ayay macawiisleeydu qabteen,waxaase nasiib darro noqotay in beesha mareexaan ay leedahay "Gaari badeeco saaran tahay ayaa nalaka dhacay" gaarigaas wuxuu u socday magaalada Muqdisho oo la rabay in qaraxyo baaxadoodu wayn tahay halkaas lagu abaabulo,laguna laayo shacabka magaalada Muqdisho,.waa fool xumo iyo cawaaqib xumo in beesha mareexaan ay gacan siinayso argagixisada,Laakiin taasi cidna wax ku yeeli maayaan ee iyaga ayaa tuko cambaar leh ku noqonaya.
Sxb what is this madness, berbera port and Djibouti ports are international ports managed by international companies (Chinese and emirate) suspicious items can’t be imported or exported, with all due respect these ports are not small time tribal ports such as bosaso/las qoray/hobyo/xamar/kismayo which don’t have supervision or global trade, NATO has a base in Djibouti near the port and the NATO is setting up a base in berbera
Sounds like Mogadishu port is dying and koonfurians including puntlanders are importing stuff from all the way in berbera, question is what is happening to the port of xamar, last few years it has been stagnant and now it’s khalaas????
Looks like donkey hsm has brought back the 90s/2000s when tribal war and isbaarso culture dominated Somalia, if mareexan were importing dangerous materials they wouldn’t be publicly speaking out against it with their elders, sounds like this is an excuse for beesha hawadle to rob the mareexan with that excuse. Why is the vehicle in the hands of tribal militia instead of authorities? Kkkkkkk come nimanyahow, give those poor people back their property
I don't think anybody in central Somalia wants to go back to this period. Especially trying a group that is the most Al Shabaab free in central Somalia.That would be Qaan Mareexaan waa Qaaxo kugu maqan on steroids.
I will also add 2 things
1. Starting at Bangeelle village, the tracks in Caabudwaaq have no rocks. None. Waa completely soft, blood red, compact soil. It is like that completely through Marehan territory until you get to the Ethiopian road connecting Galadi and Wardheer.
You can only understand how special that type of soil is for travel when you realize---OUTSIDE of rain---that track is easier, faster, and even more efficient for motor travel than dilapidated road, even mildly unkept paved road.
Wallahi anytime I left Caabudwaaq to go West, the car traveled 55+- Miles Per Hour (MPH). For reference, in the US, freeways have a speed limit of 60 MPH. In Caabudwaaq to Raqo for example, when the land flat and clear, multiple times the car reached close to 70 MPH.
For example, I traveled from Mogadishu to Afgooye once and, forget how ridiculous travel was in Mog (and Hargeisa tbh) because of the degredation of the pavement, you spend more tippy toeing around potholes than traveling---but we didn't pass 40 MPH between Mog and Afgooye
But literally inside Caabudwaaq and through it across Marehan country, on average you can go as far as the same as US freeway and even 70's MPH when coast is clear.
The soft, blood red compact soil has 1.) no rocks, none whatsoever and 2) when compact (any place you put your foot down or a motor vehicle goes through once) is as structurally sturdy enough as condensed gravel. In fact the compact, red soil of Caabudwaaq without rocks is actually buoyant forming as shock absorber over the wheels and alignment. This is why Rer Caabudwaaq vehicles last considerably longer than their neighbors.
I actually even describe the travel as pleasant and comfortable. It is sort of like invisible sturdy road "on clouds." Was very relaxing wallahi.
The only problem is when it rains---which is not a great problem, since rain is the exception not the norm.
2. Because of that + the security, THE ROUTE FOR TRADE IS NOT THE NORTH/SOUTH "highway." From the border of Galgaduud with Hiiraan or Middle Shabelle, the trade does not go north from Dhusamareb to Cadaado to Gelinsoor to Gaalkacyo. The trade ENTERS Somalia at Caabudwaaq then it goes through Cadaado all the way to Hobyo or it goes From Caabudwaaq to Dhusamareb to Ceelbuur to Ceeldheer to Cadale along the coast or goes from Caabudwaaq to Guriceel down to Beled-Weyne to merge with the central Somali region trade entering through Hiiraan to Jowhar, etc.
But if any of that trade comes from Berbera or the North, even Boosaaso, almost 100% that trade came through Caabudwaaq border with Ethiopia before going south. In fact even Boosaaso port, what is not destined immediately for Galkacyo town separated at Garowe to go through Bookh to Galadi through the Caabudwaaq soft compact road going through Galaadi-Yamaarugley-Duuban-Ceelay-Booso-Bali Abdi Ali-Abudwaaq.
For some who might be wondering why are 3 Xawaadle trucks lying around in Caabudwaaq. Dude, I saw AJUURAAN TRUCKS.I saw Sacad Muuse/NUUX ISMAACIIL TRUCKS, I saw TUNNI trucks. Caabudwaaq is a town of trucks, and trucks, and trucks. Imagine Tunni trucks in Mugdi Mudug? You sit outside for tea at Casbudwaaq city center and every 1/2 of an hour, you will see 1-3 long haul big xamuul trucks either filled with goats or livestock or with badeeco/commercial stuff coming in through the border with Ethiopia or coming into Caabudwaaq from the south or east through Dhusamareb.
Caabudwaaq waa meel yaab leh wallahi.
It is sort of like the "American heartland."
When the most powerful people in the world like Bush and Cheney leave Washington D.C, they go and retire in their ranches or farms in the rural heartland.
Abudwaaq has the most disproportionately rer Magaal citizenry, but have completely retired to their heartland and simpler way of doing things. This guy next to you could be talking to his grandsons and camel drivers about where his flock of camels he bought since coming back were last seen grazing. Waxaa la oran "Libaaxseexay" ama "Abda Caale" sii marayeen or the young Aaran have reached Raqo and then all of a sudden drinking tea listening, he whips out his sell phone and is speaking English to a contractor at Berbera port about exactly when his trucks transporting a consignment for "Baxdo" will be sent off.
Wa cajiib meeshaas wallahi.
Mojoka, they are not even poor wallahi. Caabudwaaq per capita has more diaspora and sees more remittances than probably any other town Somalis settle and probably has more hard asset to any teenagers name too. There isn't a boy who has reached 10, that doesn't have 10 camels to his name and nowadays like big town boys want a bajaaj, the Caabudwaaq teen expects a transport van to take part in the trade.
Just this past half year, we bought a booyad worth $20K because too many people wanted to loan one for kin, and my mom made us fork over transport van for a 22 year old cousin of hers because she "promised." He wanted to start his own camel milk business buying daily from Marehan herdsman in the villages between Raqo to Burgeesoole to then go and service the drivers of the trade lines heading to Caabudwaaq through Wardheer. I am told he just started breaking even meaning he is selling enough to pay for his petrol and car upkeep and spenditure. I am following carefully to see his trajectory and at what point he starts making good profit. This is potentially something to replicate.
Disrupting that trade from Caabudwaaq is going to displease a lot of communities if the guys in Beled-Weyne do not rectify this with "xaal."
Khalid Ali wrote: Fri Oct 28, 2022 4:25 am
So marexaan use berbera post interesting developmen
Did I ever tell you how Marehan "Dervishes" started Caabudwaaq in the 1950's?
1/2 of it directly concerned how to link Berbera to the south.
In fact, if you need 2 parents to reproduce, Caabudwaaq's 2 parents directly concerning her founding was 1.) the Italian police station then known as "Dhusamareb" and 2.) Berbera port.
Berbera Port birthed Casbudwaaq and Caabudwaaq since her founding has been Berbera's direct gateway to the south.
Only during the 15 years or so between the 70's amd 1991, when the North/South integrated system was built with the state of war between Ethiopia-Somalia was Caabudwaaq momentarily overtaken as the gateway.
But since 1991, she has reclaimed her original purpose.
There is a very, very, very special professional and business relationship between Mareexaan and Habar Awal.