Gudoomiye Faysal(the king maker)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by kaliil »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by theyuusuf143 »

Waxan aad la wareersan tahoo dhan waxay Ku siman tahay beesha habar awal oo yaguna dhaha doorasho madaxtooyo deegaan kayaga Ka dhici mayso. Maxaad xaalada Ka bedeli karta.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Sat Nov 05, 2022 11:02 am Waxan aad la wareersan tahoo dhan waxay Ku siman tahay beesha habar awal oo yaguna dhaha doorasho madaxtooyo deegaan kayaga Ka dhici mayso. Maxaad xaalada Ka bedeli karta.
Markaa reero ayaynu noqonaynaa oo reer waliba deegaanadiisa ayuu maamulanayaa ama meeshuu doono ku darsanayaa.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sat Nov 05, 2022 11:47 am
theyuusuf143 wrote: Sat Nov 05, 2022 11:02 am Waxan aad la wareersan tahoo dhan waxay Ku siman tahay beesha habar awal oo yaguna dhaha doorasho madaxtooyo deegaan kayaga Ka dhici mayso. Maxaad xaalada Ka bedeli karta.
Markaa reero ayaynu noqonaynaa oo reer waliba deegaanadiisa ayuu maamulanayaa ama meeshuu doono ku darsanayaa.
ma intaas baad Ku qanacsan tahay . Man you are too weak for this shit. :lol: you are truly inferior.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

[/quote] ma intaas baad Ku qanacsan tahay . Man you are too weak for this shit. :lol: you are truly inferior.
[/quote]

Way runtay. Hadii sharcigu shaqayn waayo oo doorasho la diido waxaynu noqonaynaa reero oo reer Uma dawladayn doono reeraha kale. Somaliland anagu faaidoba kumaanu qabin nabada shicibku ilaashado mooyee. Deegaanadayada raad dawladeed waxay ugu danbaysay dawladii siyaad barre oo wax mashaariic ah oo Laga fuliyay ma jiraan.hargeysa oo caasimadii ah ayaa lagu haraadanyahay oo booyado la dhaansadaa. WAA la ogyahay cida keliya e Somaliland faaido ku qabta e urursata cashuurta ummadda iyo mashaariicda caalamku inoogu deeqo.
Hadda xisbi ahaan ayaanu wax ku raadinaynaa oo xisbiga reer Somaliland oo dhan baa ku jira laakiin hadii xisbiyada la isku ixtiraami waayay reero ayaynu noqonaynaa. Xisbiga waddani waxa ku jira rag badan oo habar jeclo ah oo taageero badan reerahooda ka haysta. Xirsi oo gudoomiyaha xisbiga boqor buurmadow,mujaahid doolaal iyo suldaanka biciide e suldaan siciid ayaa ka mid ah ragga ugu caansan e xisbiga waddani ka tirsan. Tujaar waaweyn oo hj ah ayaa xiitaa xisbiga taageera.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sat Nov 05, 2022 3:09 pm [quote=theyuusuf143

Markaa reero ayaynu noqonaynaa oo reer waliba deegaanadiisa ayuu maamulanayaa ama meeshuu doono ku darsanayaa.
ma intaas baad Ku qanacsan tahay . Man you are too weak for this shit. :lol: you are truly inferior.
[/quote]

Way runtay. Hadii sharcigu shaqayn waayo oo doorasho la diido waxaynu noqonaynaa reero oo reer Uma dawladayn doono reeraha kale. Somaliland anagu faaidoba kumaanu qabin nabada shicibku ilaashado mooyee. Deegaanadayada raad dawladeed waxay ugu danbaysay dawladii siyaad barre oo wax mashaariic ah oo Laga fuliyay ma jiraan.hargeysa oo caasimadii ah ayaa lagu haraadanyahay oo booyado la dhaansadaa. WAA la ogyahay cida keliya e Somaliland faaido ku qabta e urursata cashuurta ummadda iyo mashaariicda caalamku inoogu deeqo.
Hadda xisbi ahaan ayaanu wax ku raadinaynaa oo xisbiga reer Somaliland oo dhan baa ku jira laakiin hadii xisbiyada la isku ixtiraami waayay reero ayaynu noqonaynaa. Xisbiga waddani waxa ku jira rag badan oo habar jeclo ah oo taageero badan reerahooda ka haysta. Xirsi oo gudoomiyaha xisbiga boqor buurmadow,mujaahid doolaal iyo suldaanka biciide e suldaan siciid ayaa ka mid ah ragga ugu caansan e xisbiga waddani ka tirsan. Tujaar waaweyn oo hj ah ayaa xiitaa xisbiga taageera.
[/quote]

Oodwayne mooyee meel aad leedahayba ma jirto. Markaas taas haku riyoon. Somaliland dhirbaaxa lala dhacaya beeshii kibirta . Yadoo edeb leh bay dadkeeda Ka mid noqonaysa . Adeer isaaq laba tunoo lakala qaado maba leh. Civil war kasta oo dhacaa waxba kama bedelayo demographics Ka aynu u naalo. Ceerigaabo habarjeclo kama saari kartid, anagu habaryonis kama saari karno burco. Ciise muuse isaaqa kale kama saari karaan berbera. Hargeisa sana haba sheegi Cid laga saari karaa ma jirto. Kursiguna hal qof buu deeqaa, kii hooyadeen qabaaba waa adeerken. Maan gaab nimada maruun Ka kor dulliyahaw cirrada leh.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

Oodwayne mooyee meel aad leedahayba ma jirto. Markaas taas haku riyoon. Somaliland dhirbaaxa lala dhacaya beeshii kibirta . Yadoo edeb leh bay dadkeeda Ka mid noqonaysa . Adeer isaaq laba tunoo lakala qaado maba leh. Civil war kasta oo dhacaa waxba kama bedelayo demographics Ka aynu u naalo. Ceerigaabo habarjeclo kama saari kartid, anagu habaryonis kama saari karno burco. Ciise muuse isaaqa kale kama saari karaan berbera. Hargeisa sana haba sheegi Cid laga saari karaa ma jirto. Kursiguna hal qof buu deeqaa, kii hooyadeen qabaaba waa adeerken. Maan gaab nimada maruun Ka kor dulliyahaw cirrada leh.
[/quote]

Hadii dawladnimo la diido waxa loo wada noolaan sidii loo wada noolaa 1960 kahor intaan dawladnimada la Baran. Cidna magaalo Laga saari maayee magaalooyinka Cid waliba xaafadaheeda ayay maamulan. Magaalooyinka khad cagaaran ayaa loo samayn sida gaalkacyo. Hargeysa anagaa ugu badan oo Bari iyo koonfurba ka degen. Hargeysa iyo burco Inta u dhaxaysa oo 200km ah Cid ilama degto,wadada berbera marka la raaco ilaa dacar budhuq Laga gaadhayo anagaa degen. Berbera waanu degenay oo berbera ilaa burco Inta u dhaxaysa anagaa degen. Sanaagna ceelafweyn Laga bilaabo iyo ilaa waqdariya iyo shidan oo 40km Laasqoray u Jirta syaanu degnaa.isaaq naga dad iyo deegaan badani Ma jiro markaasaanu hadana anagu marwalba leenahay sharciga halagu dhaqmo oo wixii Wada dhisanay yaan la dumin. 30 sano ayaanu samraynay oo tanaasulaynay laakiin sanadkan tanaasul ma jiro.hadii doorasho la qaban waayo oo sharcigu shaqayn waayo deegaanadayada syaanu maamulanaynaa oo cidii nasoo doonatana waanu Iska difaacaynaa.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by Timiro1999 »

Kaliilow indr doqonkan Jajaban ta ah haku daalin 24/7 qof sax ah maaha
Meeshu waa reero ku heshiiyey in ay maamul samaystaan hadii sharciga laga talaabsado reer waliba halkiisu xaadhxaadhanaya maxaa kale meesha yaala
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by Timiro1999 »

kaliil wrote: Sun Nov 06, 2022 3:53 am [quote=theyuusuf143

Oodwayne mooyee meel aad leedahayba ma jirto. Markaas taas haku riyoon. Somaliland dhirbaaxa lala dhacaya beeshii kibirta . Yadoo edeb leh bay dadkeeda Ka mid noqonaysa . Adeer isaaq laba tunoo lakala qaado maba leh. Civil war kasta oo dhacaa waxba kama bedelayo demographics Ka aynu u naalo. Ceerigaabo habarjeclo kama saari kartid, anagu habaryonis kama saari karno burco. Ciise muuse isaaqa kale kama saari karaan berbera. Hargeisa sana haba sheegi Cid laga saari karaa ma jirto. Kursiguna hal qof buu deeqaa, kii hooyadeen qabaaba waa adeerken. Maan gaab nimada maruun Ka kor dulliyahaw cirrada leh.
Hadii dawladnimo la diido waxa loo wada noolaan sidii loo wada noolaa 1960 kahor intaan dawladnimada la Baran. Cidna magaalo Laga saari maayee magaalooyinka Cid waliba xaafadaheeda ayay maamulan. Magaalooyinka khad cagaaran ayaa loo samayn sida gaalkacyo. Hargeysa anagaa ugu badan oo Bari iyo koonfurba ka degen. Hargeysa iyo burco Inta u dhaxaysa oo 200km ah Cid ilama degto,wadada berbera marka la raaco ilaa dacar budhuq Laga gaadhayo anagaa degen. Berbera waanu degenay oo berbera ilaa burco Inta u dhaxaysa anagaa degen. Sanaagna ceelafweyn Laga bilaabo iyo ilaa waqdariya iyo shidan oo 40km Laasqoray u Jirta syaanu degnaa.isaaq naga dad iyo deegaan badani Ma jiro markaasaanu hadana anagu marwalba leenahay sharciga halagu dhaqmo oo wixii Wada dhisanay yaan la dumin. 30 sano ayaanu samraynay oo tanaasulaynay laakiin sanadkan tanaasul ma jiro.hadii doorasho la qaban waayo oo sharcigu shaqayn waayo deegaanadayada syaanu maamulanaynaa oo cidii nasoo doonatana waanu Iska difaacaynaa.
[/quote]

“udubkaa cidhiidhiga u degey ma cid kalaad moodey saw cududa Habaryoinis iyo Cidagale maaha”
Dhul badnaanta iyo laandheerenimadu saw waxay la cadhaysan yihiin maaha cidibtooda qaniinoyin
Isku baxa ishooda ha isla helaan
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by gobdoon »

War xaalka ha la qaboojiyo Haday nu nahay qowmiyada Somali Geeska meel walba dab ba ka holcaya SL waxey ka mid tahay meelaha dhifka ah shicibka nabad ku seexdan kuna so toosan oo aynu rabno meelaha aan deganayn in ay kaga daydan oo geyigeena nabad, iyo horumar lagu so dabaalo
SL wa meel la wada dhistay lagu heshiiyay, Biixi yow intad ku fadhiyo karto ku fadhiday ee iminka sharaf iyo doorasho xor ah iyo codka shacabka oo ama adigu hesho ama laga helo iyo ayadon fidmo dhicin la isu calool fiyooba do
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by kaliil »

Timiro1999 wrote: Mon Nov 07, 2022 4:28 pm Kaliilow indr doqonkan Jajaban ta ah haku daalin 24/7 qof sax ah maaha
Meeshu waa reero ku heshiiyey in ay maamul samaystaan hadii sharciga laga talaabsado reer waliba halkiisu xaadhxaadhanaya maxaa kale meesha yaala
Timiroy indr WAA runtaa oo Somaliland WAA beelo heshiiyay oo hadii wixii lagu heshiiyay lagu dhaqmi waayo beelaha kale way ka bixi karaan Somaliland oo sidaasay Somaliland ku dumaysaa. Garxajis oo Somaliland ugu dad iyo deegaan badan iskaba daaye arab oo keliya ayaa Somaliland dumin kara hadii heshiiska ka baxaan..inamada yaryar e baabuurta tiknikada ah Saaran ayuu moodayaa Inuu dadka ku cabsi gelin Karo oo dadka qasab kummaamuli Karo. Markuu hore tolku wuu kala qaybsanaa laakiin sanadkan ayaynu ugu fiicanahay alxamdulillah oo reerku 95% WAA Waddani. Walaahay inaanu muuse biixi Sii fadhiyi doonin 13ka kadib hadaan intaa kahor la heshiin. Meeshu Maaha dukaan muuse biixi leeyahay.
Ciidanka yar e Somaliland leedahay e sarkhaanka yuusuf wax weyn moodayo way kala yaacayaan hadii dagaal bilaabmo. 100 dollar ayay qaataan oo boqol dollar u dhiman maayaan. Hadaanu silic iyo darxumo ku noolyihiin oo kii xanuusadana shaqada WAA Laga eryaa. 100ka dollar e reerkooda ku biishadaan ayay meesha u joogaane muuse u dhiman maayaan. Dhawrka beebee iyo dhawrka kaare e ciidanku haystaan waxa ku filan oo lagu ololiyaa qoriga sebenka(RPG)kaana WAA la hayaa. Hadii dagaal bilaabmo magaalooyinka ayaa lagu dhex dagaalami doonaa oo qoryihii magaalada loogu talagalayna WAA la haysa.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by Khalid Ali »

boqol dollar uama dhimanayana ka waran haday wayaan xita boqolka dolllar ,. adigu maad u haysa boqol dolllar

Hargeisa iyo berbera ila wajaale , mucaraadku waxba kama samayn karan , qeyb burco maybe way mudaharaadi but thats about it

anigu waxba kama sugayao
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Tue Nov 08, 2022 2:31 am
Timiro1999 wrote: Mon Nov 07, 2022 4:28 pm Kaliilow indr doqonkan Jajaban ta ah haku daalin 24/7 qof sax ah maaha
Meeshu waa reero ku heshiiyey in ay maamul samaystaan hadii sharciga laga talaabsado reer waliba halkiisu xaadhxaadhanaya maxaa kale meesha yaala
Timiroy indr WAA runtaa oo Somaliland WAA beelo heshiiyay oo hadii wixii lagu heshiiyay lagu dhaqmi waayo beelaha kale way ka bixi karaan Somaliland oo sidaasay Somaliland ku dumaysaa. Garxajis oo Somaliland ugu dad iyo deegaan badan iskaba daaye arab oo keliya ayaa Somaliland dumin kara hadii heshiiska ka baxaan..inamada yaryar e baabuurta tiknikada ah Saaran ayuu moodayaa Inuu dadka ku cabsi gelin Karo oo dadka qasab kummaamuli Karo. Markuu hore tolku wuu kala qaybsanaa laakiin sanadkan ayaynu ugu fiicanahay alxamdulillah oo reerku 95% WAA Waddani. Walaahay inaanu muuse biixi Sii fadhiyi doonin 13ka kadib hadaan intaa kahor la heshiin. Meeshu Maaha dukaan muuse biixi leeyahay.
Ciidanka yar e Somaliland leedahay e sarkhaanka yuusuf wax weyn moodayo way kala yaacayaan hadii dagaal bilaabmo. 100 dollar ayay qaataan oo boqol dollar u dhiman maayaan. Hadaanu silic iyo darxumo ku noolyihiin oo kii xanuusadana shaqada WAA Laga eryaa. 100ka dollar e reerkooda ku biishadaan ayay meesha u joogaane muuse u dhiman maayaan. Dhawrka beebee iyo dhawrka kaare e ciidanku haystaan waxa ku filan oo lagu ololiyaa qoriga sebenka(RPG)kaana WAA la hayaa. Hadii dagaal bilaabmo magaalooyinka ayaa lagu dhex dagaalami doonaa oo qoryihii magaalada loogu talagalayna WAA la haysa.

Adeer beelo heshiiyey ma nihin ee beelo is muquuniyey baynu nahay. Ma beentaanu caalamka ugu sheekayno baad run nooday sidii laguugu celcelinayey. Maynaan heshiin ee waa lagaa adkaaday weligaaba raali kamaad ahayn somaliland ee waa lagugu khasbayey. Imikana khasab baad Ku joogaysa. Sacad muuse , Arab iyo habarjeclo mooyee. Beelaha kale oo dhan seef baa lagu gaadhsiiyey risaalada.

Hello maqal ma jiraa wax laysu qarinaya ma jirto. Xitaa markii isaaqu hubka dhigayey raga isku kalsoona hubkay dhigeen laakiin adigu waad jaakidhay. Taas oo sababtay in sacad muuse , habarjeclo iyo arab ciidamada qaybsadan. 30kaa sanaba ciidan ka qaranka, booliska iyo sirdoonka waa lagaa ilaalin jiray. Muuse biixi waa qofkii ugu horeeyey ee awooda ciidanka wax idinka siiya , Isna wuxu is yidhi malaa waxa dhiig qadhmuun kooda u kala Bax yagu hays dilaan ama hays xidhaane.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Tue Nov 08, 2022 4:13 am [quote=kaliil post

Adeer beelo heshiiyey ma nihin ee beelo is muquuniyey baynu nahay. Ma beentaanu caalamka ugu sheekayno baad run nooday sidii laguugu celcelinayey. Maynaan heshiin ee waa lagaa adkaaday weligaaba raali kamaad ahayn somaliland ee waa lagugu khasbayey. Imikana khasab baad Ku joogaysa. Sacad muuse , Arab iyo habarjeclo mooyee. Beelaha kale oo dhan seef baa lagu gaadhsiiyey risaalada.

Hello maqal ma jiraa wax laysu qarinaya ma jirto. Xitaa markii isaaqu hubka dhigayey raga isku kalsoona hubkay dhigeen laakiin adigu waad jaakidhay. Taas oo sababtay in sacad muuse , habarjeclo iyo arab ciidamada qaybsadan. 30kaa sanaba ciidan ka qaranka, booliska iyo sirdoonka waa lagaa ilaalin jiray. Muuse biixi waa qofkii ugu horeeyey ee awooda ciidanka wax idinka siiya , Isna wuxu is yidhi malaa waxa dhiig qadhmuun kooda u kala Bax yagu hays dilaan ama hays xidhaane.

Miskiin Baad tahaye anagu waxanu nahay mulkiilayaasha Somaliland oo Cid na muquunin kartaa ma jirto. Waxaanu ku suntanay halgankii Somaliland. Hawlgaladii ugu adkaa e ugu muhiimsanaa waxa fuliyay garxajis. Haday noqoto jeelal la,diyaarado la afduubo iyo maraakiib la afduubaba garxajis baa fuliyay. Cabdiraxmaan tuur oo ku dhiiraday oo somaliland sanad wax ka Yar ku xoreeyay iyadoo saraakiisha reeraha kale Hala is dhiibo leeyihiin. Ninkii Somaliland burco kaga dhawaaqay garxajis ayuu ahaa oo Aadan baradho ayuu ahaa.
Markii danbe cigaal la isku dhacay markii dagaalku 3 sano socday ayaa la heshiiyey anagoo weliba Dalka intiisa badan gacanta ku hayna. Cigaal iyo garxjis markii heshiinayeeen Habar jeclo waxba lagama weydiin oo hj oo yiroowe joogta ayuu cigaal garxajis la heshiiyey. Odayaal garxajis ah oo badan ayaa weliba berigaa cigaal la socday ka mid ahaayeen cabdiwaraabe iyo dhugad. Ciidamada booliska,RRU iyo ciidamadii asluubta intaba garxjis baa haysta laakiin aniga iyo dadka badankooduba maanu maanu rabin Ina ciidamadaa nin garxjajis ah loo dhiibo oo waxa la rabaa Ina tolka la isku jebiyo.taliyuhu Hadii reeraha kale ahaan lahaa oo qof lanaga dilo,anaguna taliyaha ayaanu suuqa ku toogan lahayn. Intii hore waxbaa la xeerinayee 13ka November wixii ka danbeeya muuse biixi,dabagale iyo wixii la shaqeeyaba suuqa ayaa lagu ugaadhsanayaa ileen sharci Kuma joogaane.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudoomiye Faysal(the king maker)

Post by theyuusuf143 »

Hadaad mulkiile tahay , 30 sano ummada lamaad soo hortaagnateen waan duminayna. Qofka meesha leh waxa lagu garta wuu ilaashada , wuu horumariya , wuu difaaca wuuna Ku faana. 20 sano oo aad somalinet Ku jirtay. Car I tus one post aad qaranka somaliland ugu hiilnayso. Just one. Ma jirto waayo nalama lihid meesha , waa xumaan kugu abuuran , xamar baad Ka jeceshahay hargeisada aad sheeganayso. Xitaa personal home inaad dalka Ka dhisatay u malayn maayo . Anna gurigii 3aad baa ii socda oo imika lintelka Ka maraya burco. Waxan kuugu bushaarayna waxad naga raadinaysay ee xumaana hadaad naga helaysa ee faraqa Ka buuxso. Sidii markii horeba laguu muquuniyey baa laguu muquuninaya. Stop begging muuse biixi. Marka laydin waso baad Ku waalataan Abti , abti , abti hooyadiin abtigiin wase is adkeeya goormuu isaaq abti isu noqday. Dhaqan xumada aad isaaq kusoo kordhisen waxa kamida abtigan aad Ku dawarsansysan
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”