For some reason Waddani always do well with Dhulbahante.
The main problem is that most people don't vote.
They will have to overcome this reluctance to participate in the elections to stand any chance of victory.
The last election was very close......the missing Dhulbahante votes could be a game changer.
Laascaanood iyo Soo dhoweynta Waddani
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Laascaanood iyo Soo dhoweynta Waddani
Good for wadani but I must ask you this question as a wadani supporter, why on earth did wadani mps (and ucid) agree to biixi’s extension since the opposition holds the parliament?
It feels like cirro/biixi/fcw all made an agreement and now the opposition is playing theatre for its supporters
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Laascaanood iyo Soo dhoweynta Waddani
[quote=mahoka
Good for wadani but I must ask you this question as a wadani supporter, why on earth did wadani mps (and ucid) agree to biixi’s extension since the opposition holds the parliament?
[/quote]
Ma jiraan xildhibaano barlamaan oo u codeeyay mudo kordhinta Muuse. Odayaal xaafayad xidha oo guurti isku sheegaya ayaa u codeeyay mudo kordhinta muuse laakiin mudo kordhin sharci ah Maaha mar hadii xisbiyadu diideen oo lagala tashan. 13ka November Somaliland madaxweyne malaha oo qof waliba madaxweyne Wuu sheegan karaa.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Laascaanood iyo Soo dhoweynta Waddani
He means when go laha wakillada approved the opening of the political parties that they did
Second the guurti extension is sharci. Meel ay da stuuurka somaliland kaga taal majirto xisbiyadu ha isku wafaqaan kordhinta majirto sxb bal keen qodob
Waxaase dasruurku sheegayaan guurtidu shifu sharic ah bay ugu kordhin karan madaxweyne la doortay oo xiligisa dhamaaday iska aqbala kororsiga Hadhow hadu mid iidnka so qabsado isna saasa loogu kordhinaya
Second the guurti extension is sharci. Meel ay da stuuurka somaliland kaga taal majirto xisbiyadu ha isku wafaqaan kordhinta majirto sxb bal keen qodob
Waxaase dasruurku sheegayaan guurtidu shifu sharic ah bay ugu kordhin karan madaxweyne la doortay oo xiligisa dhamaaday iska aqbala kororsiga Hadhow hadu mid iidnka so qabsado isna saasa loogu kordhinaya
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Laascaanood iyo Soo dhoweynta Waddani
Khalid Ali wrote: Thu Nov 10, 2022 6:07 pm He means when go laha wakillada approved the opening of the political parties that they did
Ururada Cidi ma diidana oo ururadu way furanyihiin. Ururadu Waxay haystaan Liisan ku meel gaadh ah (26.6-26.12). Doorashada madaxtooyada waxay ahayd Ina la qabto 13.11 markaa Waxay ahayd Ina doorashada madaxtooyada kadib uun muuse iyo Cirro kii guulaystaan qabto doorashada ururada. Caalamka oo dhan xiitaa hadii mudo kordhin la sameeyo wakhtiga mudo kordhinta waxa loogu talagalay Ina loogu diyaar garoobo doorashada madaxtooyada. 2da xisbi mucaarid e imika jira uun ayaa xaq u leh Inay muuse biixi la tartamaan ileen kuwa kale WAA ururee. Heshiis Laguma aha oo diyaar inooma aha xeer toos loogu Galo doorasho ururo.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Laascaanood iyo Soo dhoweynta Waddani
Kalil maxaad ku diidaysa in ururada hor la galo why
muse qiil ba ha waye ururada la gal so bax den doorashada madaxtooyada ha la ga lo sida ku gal madaxtooyada
hadaad ururada ba ka baqaysiid sidee ayaad kulmiye defeatgereeyn karta
muse qiil ba ha waye ururada la gal so bax den doorashada madaxtooyada ha la ga lo sida ku gal madaxtooyada
hadaad ururada ba ka baqaysiid sidee ayaad kulmiye defeatgereeyn karta
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 546 Views
-
Last post by kaliil
-
- 2 Replies
- 543 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 1 Replies
- 242 Views
-
Last post by Mizzy_Flame
-
- 3 Replies
- 770 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 40 Replies
- 3121 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 5 Replies
- 867 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 59 Replies
- 3477 Views
-
Last post by Museyusuf
-
- 20 Replies
- 1457 Views
-
Last post by luis1
-
- 11 Replies
- 1617 Views
-
Last post by Nubis