Howsha waa dhamaatey ixtiraam ayaa la iskula joogi "kanaaladii" gudahaa laga soo xiray
Taliya Mahad in Addis ababa!
Moderator: Moderators
Re: Taliya Mahad in Addis ababa!
Will TPLF surrendering have any effect on Somalia having a powerful FGS I wonder?
Re: Taliya Mahad in Addis ababa!
Guulo waa weyn ayuu Taliya Mahad soo hooyay. waxaa jira qodobo sir ah oo heshiiska la socda sida in Amisom Itoobiya ku socoto siyaasada Dawlada Somalia ee maamulgoboleedyada waxaad dhawaan arki doontaan Saraakiisha itoobiya iyo kuwa SNA oo wasiirada xukuumada federalka ku soo dhaweynaya goobaha ay joogaan!
qodobka kale waa in shisheeye labada dal faragashan ooy arimahooda gudaha u madaxbanaan yihiin.
Dhinaca Somalia waxay codsadeen hub argigixisada lagula dagaalamo
Taliye Mahad ayaa casumaad ka helay dhigiisa itoobiya intii ay sirdoonka itoobiya joogeen Xamar ayagoo soo gaarsiiyay gargaar maalmo ka hor.
waxaa muuqata in Itoobiya ay dawladaan ixtiraameyso ayadoo ka baqaysa dawlada masar oo sirdoonka Somalia xiriir
la leh.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1562 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 17 Replies
- 4583 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 0 Replies
- 1104 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 52 Replies
- 8709 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 1130 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 1314 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 60 Replies
- 6437 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 3 Replies
- 1232 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 27 Replies
- 4595 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 1 Replies
- 886 Views
-
Last post by Faranacab