Habar yoonis Vs Sacad muuse

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

Ciyaartii baan idiin bilaabaya ee diyaar ma tihiin ? Daawadayal 13ka bisha waxa xaafada new hargeisa ciyaar kululi Ku dhex Mari doonta HY iyo sacad muuse , labada team oo halkan wakiil inooga yihiin khaalid iyo kaliil. Waxaana garsoor Ka ah aniga oo habarjeclo ah. Ninkii laga badiya wuxu Sharad Ku galay inuu Ka kale adeerkii cagaha Ka dhunkado. waa ciyaar qabyaaladeed oo aad u xaasaasiya.

Sidoo kale ciyaarta dhibcaha lagu kala badinayo waxa kamida ninkii caruur tiisa la laayo , ee naagihiisana jeelka la geystaa, waa looser.

Ninkii Tanaasula isna waa looser. Tanaasulka keliya ee xalaasha ahi waa in madaxwaynuhu is casilo. Laakiin mabaadii,ida laysku hayo ninkii Ka tanaasula waa nin laga adkaay. Ilaahay baan Ku hadhay iyo dalkaan u tudhaya waxba yuu hadhawba Ku marmarsiyon. One has to accept defeat. Hirigoo , waydinkaa hadaba. Khaalidaw ninka tabcee :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

Wixii update ah halkan Hala soo dhigo.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by original dervish »

Brah......the way you chase around after hy is unmanly.

:shaq:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

original dervish wrote: Sat Nov 12, 2022 10:18 am Brah......the way you chase around after hy is unmanly.

:shaq:
We are in civil war started by them . There is no manhood or dignity in a civil war. I am not me at This moment time, It's the devil's work not me. Don't hate the innocent player hate the game brother. Our OGA's at the top orchestrated this game.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

Police Ka somaliland oo gabay hanjabaad ah hawada soo mariyey.
https://fb.watch/gLxCDLZSbw/
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by Khalid Ali »

Hey yusuuuf jooji fitnada hy and sacad muse wa toll ina biixi iyo ciro ba is haya eeh reeruhu isma hayaan
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

Khalid Ali wrote: Sat Nov 12, 2022 5:14 pm Hey yusuuuf jooji fitnada hy and sacad muse wa toll ina biixi iyo ciro ba is haya eeh reeruhu isma hayaan
Laba fulay baad tihiin waa inaan buul idiin sameeyo. Ciyaalka reer burco markay kala baqaan dhexdooda laba moos oo ciida la dhiga oo la yidhaahdo buul. Namiiminta kindergarten baanu uga soo baxnay. Masoo quraacaten buulkii baan taagayaye. Adeer faataa bakh baad ummada dhuunta Ku cadayseen kala hadha maanta intaanu gabalku dhicin. Mee fulaygii kalee kaliil. Baafin warya soo Bax cigaal shiidaadaw. Noo waran waa halkii saleebaan gaale.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by kaliil »

Waar anagu waanu Kaa caqli badanay oo janbal noo tuuri maysid. Muuse biixi iyo maamulkiisa ayaanu is haynaa oo Habar awal iyo sacad muusena ummadda kale uun ayay noola mid yihiin oo iyaga waxba kama rabno.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Habar yoonis Vs Sacad muuse

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Nov 13, 2022 2:28 am Waar anagu waanu Kaa caqli badanay oo janbal noo tuuri maysid. Muuse biixi iyo maamulkiisa ayaanu is haynaa oo Habar awal iyo sacad muusena ummadda kale uun ayay noola mid yihiin oo iyaga waxba kama rabno.
Caqligu ma imikuu kugu soo degay , waxan halkan kusoo qoraya liis dheer oo muujina inaad muuse iyo reer koodaba isku si u neceb tihiin

1. Muuse marku guulaystay , waxad tidhaahdeen gebiley dadkaa dhintaa Ka codeeyey , Shan jeer baa dib laydiinku tiriyey codadka gebiley magaalo kale maydaan qabsan

2. Markii muuse madaxwaynaha loo dhaariyey , shirbad qabsateen. Shirkaa dir iyo daaroodba waad Ku casuunten laakiin sacad muuse waad Ka mamnuucdeen. Why ? Yagu ma muusaa.

3. Oodwayne waxad sidii fadhaanfadhka Dhulka Kala soo baxdeen xadhkihii shirkada ina aw siciid. Waadna jarjarteen idinkoo muwaadin kaas gaadhsiiyey khasaare maaliyaded just because of haybtiisa

4. Burco fooq yaroo oomaaar Ku leeyahay maalin walba muraayadaha baad jebisaan. Just because of haybta oomaar..

5. Markii natiijada doorashada la shaaciyey , waxad burburiseen shirkada sagal jet oo aan yagu shaqaba Ku lahayn daabacaada waraaqaha doorashooyinka. Waxad shirkada u weerarteen sacad muuse ahaan.

6. Ma jiro hal shakhsi habar awala oo sharaftiisa iyo cirdigiisu idinka nabad gashay mid dhintay iyo mid nool toona. Waar sahra halgan baa xitaa idinka baxsan wayday . Oo aan weligeed waxba idiin geysan. Oo Muj cabdillahi askar baa qabriga idinka ledi waayey.


Qodobada aan taataabtay dhamaantood waa wax runa oo aanan Ka been sheegayn taas oo cadaynaysa inaydaan muuse iyo reer kiisa kala saarin ee tabartu halkaa idin dhigtay. Maanta nuclear ma ridaysa mise waynu laabnaa chapter Kan oo khalad kaaga waad qaadnaysa inaad Ku guuldaraysateen Jar iska xoornimadii.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”