Hawiye madoobe wa ku fashilmeen dagaalka Khawaarijta, So they blemming Gen. Odawaa Raage

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Hawiye madoobe wa ku fashilmeen dagaalka Khawaarijta, So they blemming Gen. Odawaa Raage

Post by bashe19 »

Hawiye waqtiga waku xunyahay FASHILAAD ugu ween, Wabxo wkasoo baxeen, Abgaalkii meeli ay qabsadeen waakasoo baxeen dagaal qabiilaa Cadale ku dhexmarooya, hubkii qaranka soomaaliyeed alshayaadiin bay u gacan geliyeen.

Caasimada ugaarsi xarga goostayaa ka socda wadaadadii Iyo jananadii tarab tarab ba loo dilayaaa, ciidamadii iyo shaqaalihii mushaar la'aan bey la qaylinayaan amuuraha iyo wadanka waa allow Zahal.

:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Hawiye madoobe wa ku fashilmeen dagaalka Khawaarijta, So they blemming Gen. Odawaa Raage

Post by bashe19 »




Wa kuwan Abgaalkii la lahaa Aadan Yabaal Xarardheere soo xoree, iyukaaa isku jeesey halkaan deeymoooheee.



:lost:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Hawiye madoobe wa ku fashilmeen dagaalka Khawaarijta, So they blemming Gen. Odawaa Raage

Post by bashe19 »

Dhiiqo Colusow haduu caqli waxooga ka leeyahay, inya dagaal cilaamoyo, diyaarad ma saaraaden kow, ciidamadii iyo shaqaalihii 20% o mushaarka wa kajaray,Laba, ciidamadii qaarbaa ka cabanaya inay laba bolood mushaar qaadan, wax dhiirigelina ma haystaan, markey dhulka xoreeyaan Macawisleeya xoreeysa la leeyahY, meeshii ciidamada merit iyo dalacaad la siin lahaa. Mida kale xaa la xoreeyaa AadenYabaal Abgaala Cadale isku leeynaa qanjo gafuur xume. Colusoow iyo Abgaal masaajidka Cayaarta haka daayaano.

:stylin:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”