The Ugaas of Hassan Gaalshireedle has arrived in Garbahaarey from Kismaayo.

When the words "The story of Marehan taking his maqaam in post-transitional Somalia" is being etched in ink...it will start with "Shirka Garbahaarey."
Allahu Akbar!
Moderator: Moderators

Gubbet wrote: Mon Nov 14, 2022 4:31 am The only picture that needs to be posted to take into consideration that a watershed "Shir" (think "Shirka Boorama" that birthed Somaliland or even "Shirka Carta" that birthed post-civil war government) is quietly and unassumingly coming for impact with the "project" of Somalia as it is now.
The Ugaas of Hassan Gaalshireedle has arrived in Garbahaarey from Kismaayo.
When the words "The story of Marehan taking his maqaam in post-transitional Somalia" is being etched in ink...it will start with "Shirka Garbahaarey."
Allahu Akbar!

Lagaa badshay?

Ninyahow HSM was elected exactly 6 months ago. Way too early for mucaarad.Gubbet wrote: Mon Nov 14, 2022 10:38 pmLagaa badshay?
Inaa lilaah waa inaa ilaahay raajicuun
War ninyaho sida isku dhaama
Farmaajo CADOW IYO MUXAAFIDKIISABA were all stimulated by his administration's EFFECTIVENESS.
Hassan Sh, his government, his prime minister even Parliament ----I will only say "yaqyaqsi."
Waxaas kaftan xataa maanta ma gaasho.
Ilaahayoow maanan DUCFIGAAN DHOODHOOBAYSKA AH waligey la kulmin rabitaankeeda ama taageeradeeda.
War dadku kala han waynaa? War dadku kala han waynaa?
War Ilaahayoow ninkaan walaalkeen ah u caqli celi.
Booli madhalays ah baad iska dhaadhicisayAbkoowDhiblaawe wrote: Tue Nov 15, 2022 12:53 amNinyahow HSM was elected exactly 6 months ago. Way too early for mucaarad.Gubbet wrote: Mon Nov 14, 2022 10:38 pmLagaa badshay?
Inaa lilaah waa inaa ilaahay raajicuun
War ninyaho sida isku dhaama
Farmaajo CADOW IYO MUXAAFIDKIISABA were all stimulated by his administration's EFFECTIVENESS.
Hassan Sh, his government, his prime minister even Parliament ----I will only say "yaqyaqsi."
Waxaas kaftan xataa maanta ma gaasho.
Ilaahayoow maanan DUCFIGAAN DHOODHOOBAYSKA AH waligey la kulmin rabitaankeeda ama taageeradeeda.
War dadku kala han waynaa? War dadku kala han waynaa?
War Ilaahayoow ninkaan walaalkeen ah u caqli celi.
Secondly i know some people who got fired at BRA just for opposing Farmaajo on social media. Nin ka qabyaalad badan wali lama arag. So munaafaqada iga daa. Farmaajo so noqon maayo waligiisa mana iga dhadhicin karto inuu wadani ahaa.
HSM is letting qabiilist qaran dumis like your uncle Biixi working. HSM waa nin wanagsan i wish he was like how your portraying him to be.
Dad qaran lala wadaagi karo ma tihiin leechers baa tihiin oo qurun ah.

Gubbet wrote: Tue Nov 15, 2022 4:04 amBooli madhalays ah baad iska dhaadhicisayAbkoowDhiblaawe wrote: Tue Nov 15, 2022 12:53 amNinyahow HSM was elected exactly 6 months ago. Way too early for mucaarad.Gubbet wrote: Mon Nov 14, 2022 10:38 pm
Lagaa badshay?
Inaa lilaah waa inaa ilaahay raajicuun
War ninyaho sida isku dhaama
Farmaajo CADOW IYO MUXAAFIDKIISABA were all stimulated by his administration's EFFECTIVENESS.
Hassan Sh, his government, his prime minister even Parliament ----I will only say "yaqyaqsi."
Waxaas kaftan xataa maanta ma gaasho.
Ilaahayoow maanan DUCFIGAAN DHOODHOOBAYSKA AH waligey la kulmin rabitaankeeda ama taageeradeeda.
War dadku kala han waynaa? War dadku kala han waynaa?
War Ilaahayoow ninkaan walaalkeen ah u caqli celi.
Secondly i know some people who got fired at BRA just for opposing Farmaajo on social media. Nin ka qabyaalad badan wali lama arag. So munaafaqada iga daa. Farmaajo so noqon maayo waligiisa mana iga dhadhicin karto inuu wadani ahaa.
HSM is letting qabiilist qaran dumis like your uncle Biixi working. HSM waa nin wanagsan i wish he was like how your portraying him to be.
Dad qaran lala wadaagi karo ma tihiin leechers baa tihiin oo qurun ah.
War Soomaali Abgaal baad ka tahay. Ana Soomaali Mareexaan baan ka ahay
Ha ii faaniin gacaliye, hanjabaad iigaga kaa timaadana waa riyo maalmeed xalay tagay.
Sida isku dhaan sxb.
6 bilood ku ye, war HSM wax taageera ama u hadlaba SHAABAD baa dhafoorka kaga dhegsan maantadan joogno
BARAS baa wajiga kaga taal
Ninkaaso kale wuu hadlaa oo hadlaa, balse maxuu yidhi?
Waxba.
Saa dambaad garan doontaa, heeryadeedaad maanta ku milantahaye.