Page 1 of 1
Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 11:41 am
by DR-YALAXOOW
Just wondering. Dadkii hore ee somalinet forum like Qoraxeey iwm.. 2004kii yaa ka nool..wali dad waqtigaa joogay meeshan wali ku jiraa ma jiraan?
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 2:52 pm
by mahoka
Damn yalaxoow you must be around 50 now since you been here since the year 2000. How has life been, hope you managed to get married in that time and have children.
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 3:31 pm
by DR-YALAXOOW
Yes Iam 49 yeara old sxb... meeshaan waxaa imid marki7 ugu horeeysay 1999kiii.. Nolosha waa okay sxb. Caruur xaas maasha allah. Social media ayaa dadkii u carareen .sidiii waagii hore oo kale maaha meesha. Hadda cloub house ayaa shidan. Waxaaa leeysku heeystaa wahaabi. Mulxid. Qabiiliiste. Iyo dhamaab saqajaaan people.. salaaan sare sxb..
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 5:04 pm
by mahoka
DR-YALAXOOW wrote: Mon Nov 14, 2022 3:31 pm
Yes Iam 49 yeara old sxb... meeshaan waxaa imid marki7 ugu horeeysay 1999kiii.. Nolosha waa okay sxb. Caruur xaas maasha allah. Social media ayaa dadkii u carareen .sidiii waagii hore oo kale maaha meesha. Hadda cloub house ayaa shidan. Waxaaa leeysku heeystaa wahaabi. Mulxid. Qabiiliiste. Iyo dhamaab saqajaaan people.. salaaan sare sxb..
Kkkkkk good to hear you and the family are doing well, these days the bashaal is on twitter, club house wa pal talk oo casriya kkkkk
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 7:49 pm
by LeJusticier
yalaxow ma adan yabaal mise Sweden?
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 9:20 pm
by DR-YALAXOOW
Ceeldheer iyo Stockholm
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 9:21 pm
by DR-YALAXOOW
Sxb aaway abkoow muu ahaa magaciiisa. Kii abgaalka ahaa
.ma joogaa meesha ama wuu ka tagay.? Qoraxeey ma joogtaa? Reer sweden isla aheeyn. Qoraxeeeeeey!! Kkkk
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Nov 14, 2022 9:56 pm
by barbarossa
Yalaxow, Il Dottore, a living legend. He is one of the founding fathers of SomNet, by far the most prestigious Skinny cyber institution ever.
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Tue Nov 15, 2022 6:10 am
by DR-YALAXOOW
barbarossa wrote: Mon Nov 14, 2022 9:56 pm
Yalaxow, Il Dottore, a living legend. He is one of the founding fathers of SomNet, by far the most prestigious Skinny cyber institution ever.
Thank you brother. Cimri dheer iyo caafimaad sxb..
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Tue Nov 15, 2022 7:18 am
by barbarossa
^ Amin bro, dhamaan cimri dheer, caadimaad, barwaaqo iyo bashbash..
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Thu Dec 01, 2022 7:32 pm
by AbkoowDhiblaawe
DR-YALAXOOW wrote: Mon Nov 14, 2022 9:21 pm
Sxb aaway abkoow muu ahaa magaciiisa. Kii abgaalka ahaa
.ma joogaa meesha ama wuu ka tagay.? Qoraxeey ma joogtaa? Reer sweden isla aheeyn. Qoraxeeeeeey!! Kkkk
Eebow hur är läget längesen. Shaax macaan goorme isku aragnaa niyo?
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Sat Dec 03, 2022 8:07 pm
by DR-YALAXOOW
Eeboow Abkoow.salaan sare. Bristol Uk aan hadda deganahat saxiiboow.. meeshaanaa Uber ka wadaa.. Stockholm maa deggan tahay adiga wali sxb.
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Feb 27, 2023 3:35 pm
by LaY-D_LicK
Waan jooga
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Mon Feb 27, 2023 11:30 pm
by original dervish
She got married years ago and hung her snet gloves up.
Re: Dadkii hore ee Somalinet forum like Qoraxeey. Cunugii reer mataanka ahaa. Kii mareexaan alshabaab ahaa. Yaa nool?
Posted: Fri Apr 07, 2023 3:52 pm
by FarhanYare
Dr Yalaxow used to rile up rer waqooyi