Dhabad recognized as a district

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Hulkujir
Posts: 228
Joined: Fri Nov 11, 2022 9:27 am

Dhabad recognized as a district

Post by Hulkujir »

- Wagardhac local MP for Galmudug

Congratulations dhamaan degmooyinka cusub ee golaha xukumadda galmudug ay manta mel mariyeen gaar ahaan labadeyda degmo ee Dhabad & Galinsoor waxaan idiin rajaynayaa Nabad barwaqo iyo hormar Wanaagsan
Barlamanka Galmudug asna waxaan ka rajaynayaa inay waajibkoodo ka gutaan sida ugu dhaqsaha badana ay u ansixindonaan insha Allah
Next
Degmada ceelasha
Degmada Bangelle
Hon mowlid sheikh Ali

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”