Page 1 of 1
ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Tue Nov 22, 2022 4:10 pm
by bashe19
Re: ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Tue Nov 22, 2022 4:12 pm
by bashe19
Nabadoon caan ah oo galabta lagu dilay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe
Talaado, November, 22, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Cadow Uul oo ka mid ah deegaanadda hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in galinkii dambe ee Maanta halkaasi lagu dilay Nabadoon Mukhtaar Axmed Maxamed.
ⓘ
Allah naxariistee Nabadoon Mukhtaar Axmed ayaa ka mid ahaa nabadoonadda maalmahii dambe ku howlana dhameystirka heshiis nabadeed oo lakala dhexdhigay laba beelood oo walaalo ah oo mudooyinkii dambe ku dagaalamaayay deegaano hoostaga demada Cadale, waxaana la tilmaamay in nabadoonka uu ku geeriyaaday is rasaaseyn dhexmartay ciidamo uu waan waan ka dhex waday.
Geeridda Nanadoonka waxaa si deg deg ah uga tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xseen iyo waxgarad kale oo uu ka mid yahay Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar.
"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Re: ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Tue Nov 22, 2022 5:35 pm
by bashe19
Re: ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Tue Nov 22, 2022 6:53 pm
by original dervish
Aun.......the war against the terrorists must continue.
Re: ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Wed Nov 23, 2022 6:55 am
by bashe19
Xasan Colusowa ka masuula, hubkii laga keenay Ugandha Odawaa inta la garab maray ayaguu Cadale ugu geeyey, hubkii Masar inta bakhaarada qaranka la garab maray ayuu ku xareystey Guri uu ku leyahay Kaaraan qaarna Abgaalu siiyey.
Waxay sabab U noqdeen in cunaqabeteynta hubka naæoo dheereyo nalagu haayo, maxaa dhacsy hubka shacabkey soinayina la yiri.

Re: ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Wed Nov 23, 2022 3:49 pm
by DR-YALAXOOW
Aad baad u edeb daran tahay sxb. Qabiil oo dhan malaayiin ah ayaad title uga dhigtay " qabìil hebel oo dilay nabadoon". Isku xishooo sxb..Nabadoonka waxaa dilay al shabaab oo awalba ka danbeeysay in laba beel jufo hoose isla ah ia dagaalaan. Dillkaana waa Work of argagaxisada si ay dagaallka ku socda uga istaago... Shayaadiinta al shabaab ee dilay nabadoonka waa laga daba tagayaa.
Re: ABGAAL OO NABADDOON CAANA KU DILAY DEGMADA CADALE
Posted: Wed Nov 23, 2022 4:38 pm
by bashe19
DR-YALAXOOW wrote: Wed Nov 23, 2022 3:49 pm
Aad baad u edeb daran tahay sxb. Qabiil oo dhan malaayiin ah ayaad title uga dhigtay " qabìil hebel oo dilay nabadoon". Isku xishooo sxb..Nabadoonka waxaa dilay al shabaab oo awalba ka danbeeysay in laba beel jufo hoose isla ah ia dagaalaan. Dillkaana waa Work of argagaxisada si ay dagaallka ku socda uga istaago... Shayaadiinta al shabaab ee dilay nabadoonka waa laga daba tagayaa.
Yalaxobow xaan ku edeb darnahay? Akhyaara rabta iney Abgaalo dhan isaga baxaane o qabiil kale sida daaroodka galaaan ceebta taal Cadale dartiis, walee ma maqlin? Wadankiina wa xukuntaan hubkii la keenana adiinka laydin qaybaa, qaarna Villa Kaaraana lagu xareyhaa, Soomaalina cunaqabateyn hubaa lagu dheereyhaa siyasad xumadiina Rune nirgood iyo Aaden Yabaalna xorenmeydiin adinkaa Cadale isku layhaa qanja gafuurxume.
