Dadka waxa nala simay, gumaystihii Madowga iyo Caddaankaba lahaa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Dadka waxa nala simay, gumaystihii Madowga iyo Caddaankaba lahaa

Post by balwarama »

Iiddoorku walaahay, Midgahay noola sinaan jireen.
Captain Charless J Cruttenden ayaa qoraya 1848, inaanu Iiddoor ula baxnay oon yasno. Wuxuu kaloo qorayaa in Beelaha Majeerteenka iyo Warsangaliguba ay si aan la malayn karin uga sareeyaan, Beelaha Iiddoorka.
Wuxuu kaloo qorayaa in Fardoolayda Dhulbahantuhu ay Tuugada Habarjecelo, ka ilaashadaan dhulkooda.
Wuxuu sidoo kale qorayaa in Ogaadeenku deggan yahay, laga bilaabo Afka Waqooyi ee Dooxada Nugaaleed ilaa Wabiga Shabeele. Wuxuu qorayaa in Ogaadeenku leeyahay, Nin Madaxa oo maamuuska Ugaasnimo qaata. Wuxuu leeyahay, markaad eegto tirada dadka iyo baaxadda dalkooda waxay ahayd in Ogaadeenku noqdaan, qolada Koowaad ee Daaroodka laakiin hadda waxay xisaabsan yihiin qolada 2aad.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Dadka waxa nala simay, gumaystihii Madowga iyo Caddaankaba lahaa

Post by Khalid Ali »

Iidoor waad ku waalatay ma is tidhi three topics about iidoor
ogadeenku biina adaam ba maha wa xoolo ilaahay oo xabashidu iska rarato siday doonan ka yeelan
ogadeenku wa dad bila rights bila dal ah bila xuquuq ah .
aduunka lama arag reer , dad kale ka masuull yihin

waaki xassan tarabi
cadaanka loolana madaw ciiseyn meyno

isaaqu wa iska sarreysiiyaan qaarada madoow oo dhan . adna waxad ka hadlay beel yar oo doofaar ismaciil la yidha
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Dadka waxa nala simay, gumaystihii Madowga iyo Caddaankaba lahaa

Post by balwarama »

Khalid Ali wrote: Wed Nov 30, 2022 7:22 am Iidoor waad ku waalatay ma is tidhi three topics about iidoor
ogadeenku biina adaam ba maha wa xoolo ilaahay oo xabashidu iska rarato siday doonan ka yeelan
ogadeenku wa dad bila rights bila dal ah bila xuquuq ah .
aduunka lama arag reer , dad kale ka masuull yihin

waaki xassan tarabi
cadaanka loolana madaw ciiseyn meyno

isaaqu wa iska sarreysiiyaan qaarada madoow oo dhan . adna waxad ka hadlay beel yar oo doofaar ismaciil la yidha

Isla Xasan Tarabbiga aad sheegayso ayaa guushiisa ku qiimayn jiray inay Qoyskayga Bahxawaadle, mar jabiyeen oo Iiddoorka kale ugu faanayay, sidii Anagoo Maraykan ah. Waaban idiin ahaan jirnay, idinka.

Haweenka Iiddoorkii hore waxay ku heesi jireen

Colka Samatar Arab
Cago lagaga bixi maayee
Yaan Caruurta laga tagin

Samatar Arab Jiir Carraale Amaadin Ugaas Khalaf
Waa Abaanduuliyihii watay, colkii Lafaruug dhigay.

War Midgaankaa xunee Iiddoor ee waliba Iiddoorkii sii jabnaa ah ee Aniga ila tirsanaya eega!!
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dadka waxa nala simay, gumaystihii Madowga iyo Caddaankaba lahaa

Post by theyuusuf143 »

Bro waa thread kii 3aad ee aad iidoor u furuto maanta. Shaydaanka iskaar mar danbe Ku odhan mayno anaga kuu lebisneee. Sawdigan qaracmayba anagu waanu iskala kaa kaftamaynee. Waar bes Ka dhaha Mr cagdheer yara em emotional buu noqdee.
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Dadka waxa nala simay, gumaystihii Madowga iyo Caddaankaba lahaa

Post by balwarama »

theyuusuf143 wrote: Wed Nov 30, 2022 9:24 am Bro waa thread kii 3aad ee aad iidoor u furuto maanta. Shaydaanka iskaar mar danbe Ku odhan mayno anaga kuu lebisneee. Sawdigan qaracmayba anagu waanu iskala kaa kaftamaynee. Waar bes Ka dhaha Mr cagdheer yara em emotional buu noqdee.

Qubxiga iyo Beenta ay Adna Aadan (Habarta madhalayska ah) iyo Faysal Cali Waraabe oo Saraakiisha Ogaadeenka iyo Daaroodka, fataal u ahaa ay idinku shubeen baan idinka shubayaa.

Waa la idinku shubay ee waanu idnka shubi.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”