https://radiobalcad.net/?p=36650
"[badhasabk] Siciid C/llaahi Deni ayaa la sheegay inuu is-hortaag ku sameeyay safar ay deegaanada Puntland maanta ku tagi leheyd [wasirada] Deegaanka iyo iabedelka Cimilada dowladda Soomaaliya... wasiir Khadiija Al-Makhsuumi ayaa ujeedka safarkeeda ahaa sidii ay u tagi leheyd Deegaan u dhexeeya Garacad iyo Godob-jiraan oo ah deegaan uu bacaad badan ku habsaday, si ay qeyla dhaan ugu muujiso beesha caalamka iyo dowladda in wax laga qabto xaaladda adag ee ka jirto halkaasi"
https://twitter.com/KhadijaMakhzumi
me tink she would be welcome in both of the places. abdi issa n surre. 2 tribes who don't like the aran jan gang. 1 of them ain't even magerten



