Rashid Abdi, perhaps now you will understand Garad Jamac has advisors better than Muuse Biixi in Sahan.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Rashid Abdi, perhaps now you will understand Garad Jamac has advisors better than Muuse Biixi in Sahan.

Post by Gubbet »

They will declare a "clan state." :lol:

This isn't the uncoordinated, ad hoc, unprepared emotional reaponses you used to "depend" on for responding to SSC.

Even what you guys "advice" Muuse Biixi are brought by flying little 🕊️.

This is the masterpiece born from initial failures which, after having learned from mistakes, has received the support and intervention of many allied political, military, and legal minds and thinkers.

#1: Dhulbahante & "Fiqi Shinni" statement of intent.

#2: The former and declaration of purpose.

#3: ...

They will declare a "clan state." :lol:

If only you knew "sida laguugu qayiilay." This is a 5 year intensive planning that analyzed everything about your modus operandi. You help put the "shine" on the masterpiece. :rose:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Rashid Abdi, perhaps now you will understand Garad Jamac has advisors better than Muuse Biixi in Sahan.

Post by theyuusuf143 »

Is that all you can do for your loyal dogs. They are well planned, it's well coordinated , bla bla bla . Deep down you know the truth .

Daaroodaw 3 mid soo gala , inaad dagaal Ka soo gashaan , inaad iskaga aamustan . Ama inaad ummada isu soo jiidaan. Sahan i iyo sheeko CBB baad Ku maraatenaysa walaal kaa oo dagaal Ku jira. We don't want this to be small skirmishes , we want it be the world war 2 of the Somalis.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Rashid Abdi, perhaps now you will understand Garad Jamac has advisors better than Muuse Biixi in Sahan.

Post by Gubbet »

Years ago, after the people of Marehan defeated the USC invasion of Gedo, following the decisive battle of Baardheere, Dhulbahante composed this poem heralding their victory


  • Gabaygan Abwaan maaweel waxuu ka marshay isaga oo Jooga Jubada Hoose kolkii dagaalada qabaa'ilku ka socdeen gabaygan u ku sheegayo guushii ay Mareexaan ka soo hooyeen markii dagaalada ka dhaceen Koonfurta Soomaliya Abwaanku waxuu Yidhi:-
    1. Mareexaan dalkiisii xoree Ama xallaaleeye
      Waatuu xagaagii Dhawayd xoog ku soo galaye
      Xaaraami waligiisba waa xagal ka daacaaye
      Xaq ku dirirse Eebbaa lajira oo xagiisa ah'e
      Xunayn iyo waxii Beder ka dhacay waa xadiis ruma ah'e
      Xogtuu Ina Warsame soo Bandhigay waan xaqiiqsadaye
      Bal maan warkii xalay lay yidhi xayda ka cadeeyo
      Xilli nabad ah beeshoo wanaag lagu xayaaqaayo
      Wixii xoqaya ruux baaday ah oo laga xanaaneeyo
      • Xawaadle iyo Dudublaa ku go'ay xowligii Gedo'e
        Colkuu xulay caydiid doraad looma xiiq tirane
        Xarbiyahandii reer Sade baa xuub sidiis liqaye
        Xayn goosan taa uu weer helay xero ma yeeshaane
        Xabaal baan dhargine dhowr kun baa xuurta loo wadhaye
        Libintay xanbaarteen kurbay naga xayuub sheene
        Xanay ku hadha xabiib kayoow ku farax xiiran nacabkeeda
        Adna xaasidoow xumo adays jaray xiniinyaha'e
        Adna xaasidoow dhimo la jabi xulufadaadiiye


    Today, after the people of Dhulbahante defeated the SNM invasion of Sool, following the decisive battle of Laascaanood, the poem is redrafted heralding their victory


    • Gabaygan Abwaan Gubbet waxuu ka marshay isaga oo Jooga Aalada Internetka kolkii dagaalada qabaa'ilku ka socdeen gabaygan u ku sheegayo guushii ay Dhulbahante ka soo hooyeen markii dagaalada ka dhaceen Waqooyiga Soomaliya Abwaanku waxuu Yidhi:-
      1. Dhulbahante dalkiisii xoree Ama xallaaleeye
        Waatuu xagaagii Dhawayd xoog ku soo galaye
        Xaaraami waligiisba waa xagal ka daacaaye
        Xaq ku dirirse Eebbaa lajira oo xagiisa ah'e
        Xunayn iyo waxii Beder ka dhacay waa xadiis ruma ah'e
        Xogtuu Ina Garaad soo Bandhigay waan xaqiiqsadaye
        Bal maan warkii xalay lay yidhi xayda ka cadeeyo
        Xilli nabad ah beeshoo wanaag lagu xayaaqaayo
        Wixii xoqaya ruux baaday ah oo laga xanaaneeyo
        • Ayuub iyo Tol Jeclaa ku go'ay xowligii Sool'ey
          Colkuu xulay Muuse doraad looma xiiq tirane
          Xarbiyahandii reer Siciid baa xuub sidiis liqaye
          Xayn goosan taa uu weer helay xero ma yeeshaane
          Xabaal baan dhargine dhowr kun baa xuurta loo wadhaye
          Libintay xanbaarteen kurbay naga xayuub sheene
          Xanay ku hadha xabiib kayoow ku farax xiiran nacabkeeda
          Adna xaasidoow xumo adays jaray xiniinyaha'e
          Adna xaasidoow dhimo la jabi xulufadaadiiye
      :som: :rose:
      Post Reply
      • Similar Topics
        Replies
        Views
        Last post

      Return to “Politics - General Discussions”