Page 1 of 1

CAJIIB ABOUT LASCAANOOD!

Posted: Tue Feb 14, 2023 10:48 am
by afisoone
Look Somaliland waa maamul soo jirey 30 sano, laascaanood waxey kamid aheed 30 sano magaalooyinka uu maamulkaas uu maamulo.

Waxaa aad ulayaabay shacabka Soomaaliyeed ee arintaas lidka ku ah. Waxaa leeyahay Dowlada Somaliland xaq ayee u leedahay inee midnimada maamulkeeda ee hirgeliso. Walaahi qofkii Somali ah oo arintaas kasoo horjeedo waa fitnoole cawaan ah.


Bal fiiriya sidee qoomka aan kasoo jeedo ee Soomaliyeed wax u xaliyaan.

Re: CAJIIB ABOUT LASCAANOOD!

Posted: Tue Feb 14, 2023 3:15 pm
by cheifaqilbari
^all somalis know its only the darood qabilste farmaajo fan boys who are screaming lkn nobody listens to them. Dalkan nabad weeyan lkn CBB iyo farmaajo Neo Facisist baa qas wado wana laso afjari. Nabad iyo caano qofkasto somali oo caqli saliim le iyo faham siyased .

Re: CAJIIB ABOUT LASCAANOOD!

Posted: Wed Feb 15, 2023 12:38 am
by gobdoon
30 sano iyo wax la jira burburki dawladi dhexe waxan ka baranay Somali kala yaacda you oo reer walba degankiis ku ekaaday, lkn waxa ugu muhiimsan wa inan qabiilada kala adkan karin oo ayan kala xoog weyneyn
SL waxa dhistay ka amar ku tagleyey SNM Isaq, marka hadi maanta Dhulbahante go'aan qaatay isku raacay inayan doonayn inay kamid ahadan mashruca Somali Diid lama khasbi karo, reer walba asaga degankisa iska leh Somali nimo ka sokow
Marka Biixi iyo qoladisu have no case marka laga reebo in ay degan kooda ku noqdan deris nimadana qadariyan ileyn dadku deris iyo xidid iyo xigaal bu aha wana ahan dona

Re: CAJIIB ABOUT LASCAANOOD!

Posted: Wed Feb 15, 2023 6:04 am
by theyuusuf143
Kullu fidna cinda majeerteen. Dawlada jamhuuriyada somaliland, military ahaan si xunbay u muquunisay puntland . Waxayna samsysay nidaam qurux badan oo xitaa sanadkan dhulbahante qarka u saarnaa inuu hogaamiyo somaliland ama xisbiyada dalka Ka jira ay mid Ku yeeshaan. Majeerteen oo kaashanaya munaafiqiin kaloo badan oo wax matarayaala baa dagaalka hurinaya. Waxa intaa dheer argagixisadii xasan sheekh soo eryey baa yaguna meesha soo galay. Waxay iska dhaadjiciyen somaliland hadii dhagxaan iyo wax lagu tuurtuuro inay laascaanood Ka baxayso. Kkkkk xisaab khaldan bay isku geysteen. Wixii ruushku grozny Ka yeelay baanu laascaanood Ka yeelayna. Way dumaysa hadana waanu dhisi doona.