Page 1 of 1

Farhan Xidig visits LasAnod to show support and solidarity to the population fighting 4 Somali unity

Posted: Wed Feb 15, 2023 4:29 am
by Northkil


Re: Farhan Xidig visits LasAnod to show support and solidarity to the population fighting 4 Somali unity

Posted: Wed Feb 15, 2023 6:28 am
by Gubbet
Ninkaan was ehlu Jannah

Re: Farhan Xidig visits LasAnod to show support and solidarity to the population fighting 4 Somali unity

Posted: Wed Feb 15, 2023 7:09 am
by theyuusuf143
Daarod Ku shaw ma waayaan mid isaaq ama gadabursi ahoo neef ah. Aduunka waxa ugu caaqsan ninka gadabursi ee 2023 daarood Ka yeela isaaq iyo ciise Ku duul . Horta marka hore wax mushkilad ahi ma haysato gadabursi , laba qabiil oo tolkooda baa hareeraha Ka xiga, labadaba waxbay la cunaan , weliba anaga markay wax nala cunayan labada sacab iyo farqahaba way Ka buuxsadaan wixii miiska yaal ee naga dhexeeya, Weliba sida isaaqu isu garbiyaan yaga looma garbiyo ee gadabursi ninka fariid Ka ahee cadkiisa qaata cad baanu ugu darna.

Xaga dhulkana hal mitir xitaa iskuma hayno oo dhula. Historically dhul iskumaanu qaban. Afartaa doqon ee qurbaha Ku dawakhay farriintaan u diraya waxay tahay , daarood Ku yaanu idinka caqli badin. Bal doqonkaas xidig meeshu afka kala hayo eeg, In madfac Ku dhacaan uga baqaya. In kastoo dagaalku Dir iyo daarod u dhexeeyo oo Djibouti iyo somaliland ba si isku mida cadawgu u beegsanayo. Hadana samaroon kuma khasbana inay dhinac na la saftaan , neutral bay noqon karaan. Marka laga reebo samaroon Ka masuuliyada qaranku saaran tahay .