Dhulbahante has shown Mareexaan how to treat HORGAL.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Dhulbahante has shown Mareexaan how to treat HORGAL.

Post by Gubbet »

I smile wryly everytime Fartaag says to Reer Gedo "Salaan baan Hassan Sheikh idin kaga wadaa," iyo "Dawladaa Federaalkaa Jubbaland looga danbeyn," iyo "Hassan Sheikh Madaxweeynaha Soomaaliya baan ka imid" because I just want to blurt "War ADIGUYO Hassankaad nuunuuleedahay cid Gedo joogto oo idin jecel iyo Mareexaan toona majiree naga AAMUS!"

Adeer, afka waan isku hayaaye, wax badane waa lala socdaaye, dadkaada si fiican u raac. Waa naxariis talladaan aad iga heshay.

Waa tallo!

Fileka HORGALADDA SIDA LOOLA DHAQMO Mareexaanoow dhan baa Dhulbahante ka gudoomay.

Image

Walle iyo bille khaatumadaadu sida INA CAMBAASHE yeysan ku danbeeyn WARMOOG, WAR LIIDAA, WAA WAREEYDU WAA MAXAY!

Ama "Hassan Sheikh, Hassan Sheikh" Mareexaan kasii dhex nuunuuleey war jiraba cakaarahuu imane!

Waa tallo!
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dhulbahante has shown Mareexaan how to treat HORGAL.

Post by theyuusuf143 »

Waxad u xiisi doontaan waagaad horgalada lahaydeen , atleast horgaladu waxbay idiin qaban jireen. Dhulmahante iyo mareexaan ba waa laba qabiiloo faqasha weligood na 1 cent kumay darsan qasnada dawlada. Waxad u barateen inaad cuntaan xoolaha ummada soomaliyeed. Laakiin film kiina eeyaa cunay. Isaaquna dhinac buu Ka laynaya dhulmahante. Idinkana cagdheer iyo habar gidir baa aakhiro idiin diraya. Weliba cagdheer baa nabarka ugu xun kugu dhufanaya waayo 12 sano cagdheer walaalaw aan heshiino bay kulahaayeeb adaana diiday. Inay maydkaaga Ka dul talaabsadaan somalida oo dhanbaa u fadwootay.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”