Innaga keenu waa, cirkoo kale ee,
oon caadna lahayn, ee caashaqayee.
Xidigyahay cadi, waad na ciidamisee,
Carradaa kaligaa adow curadee
cadceedda sideeda lo caan noqo ee.
Cishadad dhalataad calooshaydii
sidii culaygii cidaad marisee
Allow ha ku celin cawoy dhaha ee.


