Page 1 of 1

Somaliland administration in Boroma Panicking after Awdal State Pro Somalia demonstrations rocks the city

Posted: Wed Mar 08, 2023 6:39 am
by KacdoonSool

Re: Somaliland administration in Boroma Panicking after Awdal State Pro Somalia demonstrations rocks the city

Posted: Wed Mar 08, 2023 6:52 am
by original dervish
The Samaroon have made their choice to go with Sl.
We must respect their democratic decision.

Re: Somaliland administration in Boroma Panicking after Awdal State Pro Somalia demonstrations rocks the city

Posted: Wed Mar 08, 2023 7:34 am
by theyuusuf143
Xerada gorayo cawl maraan Ku qayilay laba cabdile bilaa taagnaa. Nimankaasi dhulkooda waa u xor , haday somaliland Ka baxayan iyo haday Ku jirayaanba yagaa isu haya. Xitaa dagaal uma baahna one signature baa kaga filan. Isaaqna ismaba yaqaaniin marka laga reebo jibriil abokor.

Ninka intu iswaalo isaaq isaaq bla bla borama Ka dhex bilaaba waa cadawga samaroon waana dabadhilif Daarood. Waa inay yagu Ku jihaadan. Waayo xaqiiq du waxay tahay hadiiba awdal fawdo noqoto the main rival of gadabursi is ciise, isaaq maaha. Markaa in isaaq layska maagaa waxay keenaysa in yaguna ciisaha taageeran.

Weliba historically ciisaha somaliland iyo isaaq waa xulafo. Hadaanay dimuquraadiyadi jiri lahayn ciisahanu u miisi lahayn wax kasta. Laakiin democracy is fair gadabursi Gu dagaal aan dhiig Ku daadan bay kula wareegen awdal oo dhan in yar maahee. Ciisena dimuquraadiyada ma yaqaan , ilaa hadadada ciise ma qanacsana golxob buu sitaa. Ugaasku xitaa waa noo yimi isaaaqaw warkiina cadeeya buu yidhi. Waxaanu Nidhi ugaas anagu Ethiopia iyo Djibouti oo kale ma nihin ee meeshan codba lagu kala baxaa. Nimankaas codkooda markii aanu 5 jeer tirinay waxa noo soo baxday inay zaylac kula leeyihiin kaagana badan yihiin.

Hadii dagaal la bilaabo ciise waa intuu rabay baduu Ka soo xidhaya samaroon . Anaguna waa Ku taageerayna, iga walla in aduunka laga waayi , sallaan samaroon cirka Ku xidha. Daaroodaw horrraad nimankaa u wanjasheen ee dadkooda haku dirina mustaqbal fiican bay leeyihiine.

Re: Somaliland administration in Boroma Panicking after Awdal State Pro Somalia demonstrations rocks the city

Posted: Wed Mar 08, 2023 7:37 am
by original dervish
Why don't you take that same approach to SSC?

:notsure:

Re: Somaliland administration in Boroma Panicking after Awdal State Pro Somalia demonstrations rocks the city

Posted: Wed Mar 08, 2023 7:45 am
by theyuusuf143
original dervish wrote: Wed Mar 08, 2023 7:37 am Why don't you take that same approach to SSC?

:notsure:

We are just doing what the English did , samaroon joined somaliland willingly , but you didn't. Your land is technically invaded.