Page 1 of 1

Isaaq Heshiis ah Somalidana Heshiis la ah

Posted: Sun Apr 09, 2023 7:29 pm
by gobdoon
War hoy dadku ma kala maarmo ashcarti inflation Burco, Berbera iyo Hargeysa, ganacsi gi dekadi iyo ganacsi gi dhulka so maray yay oo istagay
Suaasha marka u baahan Muse marku colaada iyo aafada bilabay ma oga consequences, isimada, indher garad iyo dad weynuhu se ma ogayeen in odayga waalan qar ka tuurayo
Hada weliba xaalku daba qabasho bu leeyahay iyo inan sida wax u socdan la iska eegan, Isaaq sida ka muuqata ragi talin jiray oo wax kagoi jireen way ka idladeen marka iminka waxa lo baahan yahay new generation kaca oo isbedelka doon ah oo dheha war sida aan isku dhaano oo dabka demino inagu is nabad gelino, somali da kalena nabad gelino, dadkuna ku wada nolaado nabad iyo wax is doorsi, is dhex mar iyo ganacsi