Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu damci."

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu damci."

Post by Gubbet »

Allegedly said personally to odeygii halgamaaga ahaa Ogadeenka NFD ee Deeqoow. :dead: :dead:

This interview is from couple years ago :whew:



Sabab kolkii la waydiiyey Abdirashid allegedly said "Daarood ma ogolla in la xukumo, Soomaalida kale wey ogol yihiin" :dwill:

Anigu laftigeyga baa indhaha ii furmahayaane Daarood waa in Soomaali laga qabto :damn:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu dam

Post by theyuusuf143 »

Dad fidno Ka samaysan weejaan daaroodku , Somalia oo keliya maahee Ethiopia iyo kenya somalida degta daarod baa ugu shar badan, intay somalinimo Ku qanci waayen bay ogadenia la baxeen . Geeska Africa oo dhan qori dableh baad la dhex wareegaysan. Wax dhan bayba ahaan lahaad hadaad idinku wada socotaan. Dhibaatada aad ummada kale Ku haysaan waxa kasii xun ta dhexdiina Ka jirta. Dagaalkiina oo dhana wuxu kusoo urura lay talin maayo.

Amxaarka ma ogolid , kikuuyada ma ogolid , isaaqa iyo hawiyaha midna ma ogolid. Xitaa Djibouti baa idinka nabad geli wayday. Mareexaan Ku cagdheer ta ma ogola, hartigu isma ogola oo waxay magacyo samaysteen buul hunguriya ilaahay baa yaab kuu keenaya. Puntland , maakhir , khaatumo , xiriirland , casayr land.

Ku dar , bakool sare , galgaduud sare. Afar qofoo kasta oo daaroodi dawlad madax banaan bay isu arkaan. Xalka waxan u arkaa in shucuubka geeska Africa oo dhan idiin shirto oo laysugu kiin tago. :lol:

Oromadu daaroodkoodii hubkay Ka dhigeen , anana daarood kayagii madaxaanu Ka garaacayna . Hawiye iyo kikuuyaduna similar approach bay qaadayaan. Isku soo xooriyoo sabankani waa kii laydin karbaashi lahaa dantiina baana Ku jirta. Atleast dhexdiina midoobi doona marka laydin xanuujiyo.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu dam

Post by AbkoowDhiblaawe »

100% correct. Reerka Daarod waa fitno nalagu imtixaanay runtii.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu dam

Post by theyuusuf143 »

Nin walawba daaroodkaaga haysku dayi inaad rabaysato ee toos u Dil waayo waraabuhu ma rabaysmo , marka la karbaasho dantu waxay Ku shasbaysa first inay yagu is aqbalan. Oo gubet axmed madoobe aqbalo, Marku daarood midoobo ee laysku khasbana waxay yeelanayan hogaan midaysan iyo talo midaysan oo lala deal garayn karo .

Hada daarood waa kurdi , Dad wada xornimo u dirrana lalama deal garayn karo. Qof kasta oo Daarooda waxan u sheegaya aamin walaal kaaga daarod. Fawdo waynu kasoo daalnay. We need permanent boundaries and stable politics economy iyo horumar Ku salaysan. Chapter Ka wax iska celinta aynu soo afjarno. Si wanaagsana haloo kala baxo . We don't want daaroods in somaliland and galmudug. Dhulbahante iyo mareexaanaw si wanaagsan nooga dhamaada .
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu dam

Post by ReturnOfMariixmaan »

You right. I hate you deeply camel. That’s your mans. Eye for an eye your NY. You are a target let make that clear.

cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu dam

Post by cheifaqilbari »

Taladi Rasilwasare AbdRashid mid la mid ban seeneya beesha Darood jaberti , Jabertiow Somalia dhiban ba ka geyseyteen somali qabiil kasta dagaal ba la gasheey ee iska guura oo ku noqda dalkeeni asal kaso tirmatheen. Kunoqda dalkeena asal ee Eritrea magacinee iyo asalkeena Jaberti wa eritrean.kunoqda somalina nabad iyo cano noqogeysa.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Yusuf gar buu leeyahay: Abdirashid in 1961 allegedly said "Somali is raaci mayso intuu Darod jiro, MXne xoog buu dam

Post by Gubbet »

Walaalayaaloow ereyo xanafleh xambaarsan isir nacayb inaad reerkaan ka dhashay la dul dhacdaan doodaan ma aan ufurin. Haatan anigii gar u bislaa ayaad shacuur idinka dhan ah igu dhalineysaan :whoa:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”