Sahal, you really are a 'doqon.'! I despise Deni and I am 100% consistent on that position.
Posted: Wed May 10, 2023 12:31 pm
War waxu doqonsanaa. Axadkaan ma laygu sixray?
War Deni ma jecli, hal kalmid oo ka turjumaysa waxa intaas ka duwane ma oran.
Dabangaalloow orad adigu maqaar nacfi ka doono---baarqab kibirsan baan ahay anigu.
Lacnatulaahi Deni Fashil, Guul Majeerteen iyo Puntland baan hada oranaya, shalay idhi, doraad idhi, saaddanbena oran doonaa.
Ifka Darood ayaad ugu neceb tahay, Puntland si gaar ah, Garowe iyo Denine si khaas ah hadena dhuusadiisaad miciin bidsanaysaa maanta.
Adeer, I support Puntland and I even believe getting rid of Deni is in Puntland's interest and that is the difference between you and I.
I am a supporter, you are a leech.
Anigu Guul baan Puntland u rajeeynayaa---adigune Danaysi yar oo liito baad shaqsi ka dhex aragtaa.
Afaaraheeyga---baarri ka ahoow adiga oo raali ah;--
DANAYSTOOW.
https://www.somalispot.com/threads/mx-c ... kk.147691/