https://www.somalispot.com/threads/the- ... kk.148323/
War Abkoow, sheekadiinii midiyaha waxaan moodayey waad afjarteen, laakiin underground ileen WW II baa wali ilaayo haatan idin ka dhex socoto

Moderator: Moderators
Ninka waalan reer kisa qabta waxan rajeynaya in Abgaal ka qabto Hassan Somalia intusan wadanka God ku ridin oo aasin musuqmasuq, qaraabo kiilAbkoowDhiblaawe wrote: Mon May 22, 2023 5:56 pm 3 qof oo oo aano qabiil ku dhintay since october 2022 is hardly a dagaal or is cunid. This is some nomads having disputes over dhul. I'm from that area.
Sahal ha igu so dhisin. Have you ever seen me or any Abgaal talking ill about Xawaadle? He got some serious cuqdad. I use to hear Xaasid ma aflaxo. And it is indeed correct.
Gobdoon waaqici miyaa ka hadalnaa mise naxli?gobdoon wrote: Tue May 23, 2023 12:35 amNinka waalan reer kisa qabta waxan rajeynaya in Abgaal ka qabto Hassan Somalia intusan wadanka God ku ridin oo aasin musuqmasuq, qaraabo kiilAbkoowDhiblaawe wrote: Mon May 22, 2023 5:56 pm 3 qof oo oo aano qabiil ku dhintay since october 2022 is hardly a dagaal or is cunid. This is some nomads having disputes over dhul. I'm from that area.
Sahal ha igu so dhisin. Have you ever seen me or any Abgaal talking ill about Xawaadle? He got some serious cuqdad. I use to hear Xaasid ma aflaxo. And it is indeed correct.
Tusaale fiican sida loola dhaqmay Ambasador ki Somalia u fadhiyay Saudi, war Abgaal nin kale oo nidaam iyo protocol yaqan keena