Today is the day SNM took over burco.
Posted: Sat May 27, 2023 6:08 am
The whole month of May is associated with SNM and isaaq victories. In 27 of may 1988 our fathers launched the heaviest battle of it's kind in Somali history. My own father was one of them. That day SNM hanged the local military chief who was majeerteen, intaanu Dil Ku xukunay baanu weliba biraha laydhka sudhnay.
Markii dagaalku dhamadayna xaafad kasta Mujaahidiin tayada baanu ugu magac darnay. Ragaa wadanka xoraystay waxan leeyahay rest in peace. Madaxwaynaha qarankana waan u ducaynayna Weligiiba halayska maago ina biixi , wallaahi kaadidiisa buu usoo cabay wadanka. Isaaqaw kala danbayn iyo is maqal baan idinku ogahay. Lix meeshaad Ku joogtaana dagaal laabta Ka ogaada