Kess....watch and weep sxb.


Moderator: Moderators
Kasoo qaad aniga iyo khaalid oo islaynay intaanu Naag isku qabsanay. Xitaa hadii sidii laba awr aanu xuurto isku qabano oo ay naftu iska kaayo gurto Still waxaanu dhimaynayna anagoo isku waafaqsan in dhabayaco la karbaasho. Naagtana ama mid kaaya tanaasulaya ama gebigeedaba waa fasaxayna.gobdoon wrote: Fri Jun 02, 2023 12:41 am
Ayagina wa isku noqdeen meel walba isku laynaya waxan fiirsaday clip, London, Hays Habar Jeclo iyo Habar Awal isku laynaya iyo dhiiga ka da'aya, waxayna isku laynayan dagaal ka wa nooga baxdeen anaga uun ba ku dhiman nayna
Berigii horaanu dagaal badnayn imika ilkaha nalaka siibay. Waanu is dili lahaynbee hub aanu isku dilno baanaan haysan. Laakiin mid aanu wax iskaga celino uunba naloo sameeyey.gobdoon wrote: Fri Jun 02, 2023 2:37 am Maya waxa jiray kaftan waana xaqiiq iidoor reer waalan oo qabyalad madax martay oo markay Somali ku dhex jiran wa buuq miiran, markay ka dhex baxan isku so haraan ayaga isku jeensan madaxa iska qaraaci Habar ka Habar![]()