Gabar Talooyin fiican bixisay
Posted: Sat Jun 10, 2023 12:24 pm
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
Islaantu waa eedaday doorashadii dhawayd baanu naag ahaan u reebnay markaas bay na habaartoo waanu wada dhacnay , keligayo maahee laandheere oo dhanba dhacay, reer caynaanshe nuuxiyada kulli waanu hadhnay. Habarjeclo Bari baa laakiin xaqii dhulmahantaha cuntay. Oo Lasoo baxday 10 kursi oo extra ah. Isaaqa drama madooda waad Ku dhex waalanaysa . Anagu waanu Ka wada simanahay in dhabayacada la karbaasho , midkaayana naf kuuma hayo.