For a region as volatile as Galmudug, it makes no sense to invest in education. Lacagta education la galinaayo waan military hardware loo qoondeeyaa oo number one priority of galmudug, i.e., northward territorial expansion focus la saaraa. Puntland oo hada somaliland dhinac ka soo weerartey oo qaabo qooyseen ku jirta waa in dhinaca kale galmudg ka soo push gareysaa oo xuduuda burtinle laga dhigaa.