DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Post by Kees70 »

Guul S/hoose anaga leh :clap:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Post by Kees70 »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Post by theyuusuf143 »

Never ever use the name hawiye , we are the samaales. Afkiina bara magacaas. Why. Because if we say Irir we are excluding the xawaadle garre and others . Hawiyaw qabyaalada barta barateenbee :lol: the biggest asset in this world waa the peaple. Weligaa yaan lagaa dad badsan , aruurso dadkaaga intaan lagaa aruursan .
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Post by Kees70 »

theyuusuf143 wrote: Sat Jun 17, 2023 2:38 pm Never ever use the name hawiye , we are the samaales. Afkiina bara magacaas. Why. Because if we say Irir we are excluding the xawaadle garre and others . Hawiyaw qabyaalada barta barateenbee :lol: the biggest asset in this world waa the peaple. Weligaa yaan lagaa dad badsan , aruurso dadkaaga intaan lagaa aruursan .

:lol:
Koonfur waa goof Hawiye sxb just as waqooyi is goof Isaaq, at the national politics level we meet at Irir Samaale.

Besides when it comes to xoog, Hawiyes dont need yaryars Samaale, we have enough xoog.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Post by gobdoon »

500 Mooryan doonyaha lagu keenay oo Mahad Salad, Fiqi iyo kooxda so daad gureyan ha la arko waxay samayn karan, Sida iidoor lo abhiyay Sool ay maqli wayeen ya Idinkana khasab la idinka saari
Ninki so jooga laga waayo so jiifso laga hela, ninki dhoof ku yimi geerida dhibaysa :lost:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: DEG-DEG 500 Ciidamada macawisleyda Hawiye oo la wareegay magalada baraawe

Post by theyuusuf143 »

Kees70 wrote: Sat Jun 17, 2023 5:20 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Jun 17, 2023 2:38 pm Never ever use the name hawiye , we are the samaales. Afkiina bara magacaas. Why. Because if we say Irir we are excluding the xawaadle garre and others . Hawiyaw qabyaalada barta barateenbee :lol: the biggest asset in this world waa the peaple. Weligaa yaan lagaa dad badsan , aruurso dadkaaga intaan lagaa aruursan .

:lol:
Koonfur waa goof Hawiye sxb just as waqooyi is goof Isaaq, at the national politics level we meet at Irir Samaale.

Besides when it comes to xoog, Hawiyes dont need yaryars Samaale, we have enough xoog.
Yaryarkaa Ka dhibaato badan waaweyn Ka, hadaad dishana eedbaa kaa raacaysa , bal u fiirso xawaadle waa belaayo aan yaryaraysi lahayn. Berigaad mooryaanta ahayden yagaa dadka ugu mooriyan Sana. Kismayo xawaadle baa markii hore qabsaday muday sacad Ku qaadatay in xawaadle kala wareegan kismayo. Hadana waxay qabsaden shabeelaha hoose , yadana sanado badan bay idinku qaadatay inaad Ka saartaan. They were defeated laakiin khasaare weyn weyn baa idinka soo gaadhay. Garre iyo xawaadle toona yaryaraysi maleh. Waa belaayo loo baahan yahay oo aad ilmaader tihiin. Garaad Wiilwaalbaa sheegay ina rag walaalaw wuxu Ku dhaamo lawaa. :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”