Since the Kismaayo ICU fight and leaving Gedo to go to Baidoa which was the seat of government then to take up his post as Defense Minister, Barre Hiiraale had militias and even came back to Kismaayo infamously to fight Madoobe and the KDF----but at no point between 2006-Now has he had more "power" ('daacad' men, sworn arms, clan elite political/military/economic fealty, clan layman loyalty) than he does now.
-Militiamen have been flocking to him like flies
-Clan military officers have been swearing oaths from here & yonder
-Clan businessmen are opening their checkbooks
-Clan politicians are the ones facilitating all of this
Warkaan waa xaqiiq
Madoobe iyo HSM Gedo ayeey ku qafiifeen, Mareexaane Kismaayuu dhaxal la maagan yahay---Allaw Alle! :
Getting into war is easy , keeping the war the war is more difficult , waryaa gubbetaw anagii 30ka sano dawlada ahayn baa dhinnay mashariicdii horumar ka , u malayn maayo in mareexaan Ka hub iyo dhaqaaleba badan yihiin cagdheer ta. Waxan walaalahay mareexaan usoo jeedin lahaa walaalayal beerahiina qota kalluunkana dabta wax faa,iido dagaal leeyahay ma jirtee, dadkiina been haw sheegina.
Weliba waxa idiin sharaf roon inaad siyaasada somalidaba iskaga baxdaan, wuxu haday naf leedahay horeba waad usoo aragteen. Cagdheer ta haka carari waayo inaad nagu soo cararto anaba ma rabno , kollayba belaayad faraqa Ku sidata. Doqonkaas baa Irirka kuu dhaamee niyaw dadkaaga dhinac Ka raac. Dadkan daarod ka habaar baa Ku dhacay , midwalba anaa amiir buu leeyahay, ismana ogola cidna ma ogola. Itaal xumaday kaga dareen kulligood waa kurdi mid walba qoom kaluu wataa markay is dilaan . Hadaad is dayn waydaan walaahi intaanu kismayo idiinku nimaadno oo idinka qaadno baanu dib u dejinayna baajuuntii lahayd. I am serious
Waar haba la cunee anagaa Ku dhaanay ee wax isugu kaayo aadanayen baad aragta inaanu harti la legdamayno oo aanu isku barbar dhacne hada adigu ma waxad u bu,aysa cagdheer kismayo Ka saar. Kkkkkkk waar wallaahi naftay dul dhigayan , nimanka Ethiopia looga soo adkaaday, they can't afford to loose any thing in Somalia weliba they are empowered by the hutus and the Bantus. Xaaji uunsi baaba Boss u ah KDF , somalina waynu nahay ha fili waayin inuu xoogaa rasaasa reer kooda usoo xado. Berigii farmaajo joogay bay ahayd inaad nimanka Ku tumataan , berigaana maydaan dedaal yarayn oo waydiinkii diyaaradaha ciidamada Ku daabulaye. Khalad weyn baad samayseen.
Weliga isku mar Lama weeraro , hawiye , iidoor iyo cagdheer. Inaad afwayne wixii Ku dhacay cashar Ka barataan bay ahayd. Warya deeqihii gaalada baad xitaa naga xidheen heerkad saqajaanimo Ka gaadheen , adhigii isaaqa idin Ka baxsan waayey , Mujaahid kii cagdheer u wayna baad iibiseen , habagidir oo ilaahay inaga shar tiray baad kabaha Ku aasteen. Markaasaad Somali taageero Ka filaysa. 100% somalidu cagdheer Tay la jirta. Waxba hays halagina
theyuusuf143 wrote: Fri Jul 07, 2023 3:38 am