My take on xaalada isaaq iyo dhulbahante

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

My take on xaalada isaaq iyo dhulbahante

Post by theyuusuf143 »

Bismillah ilaahaw aqoon darana hanagu cadaabi eexna iguma ogod. dagaalka laascaanood baan idiinka waramaya , soomaliyey horta bahalka argagixiso baa bilawday , aakhirkana argagixisadu intaa burco iyo boosaaso u dhexaysa bay ugxantooda dhiganayan , anaga iyo majeerteen Ku kollay waa la dagaalami doona laakiin baroorwiish tu waa the new raxanwayn. Cimrigiina oo raagaa dhulbahante is qarxiyey na wuu idin tusi doona oo allahu Akbar Ku haya :lol:

Waxan sidaa u leeyahay nimanku waa open minded , xirfad aan sida qoriga loo rido ahayna ma yaqaaniin anaga iyo majeerteen baa corrupted Ka dhignay , itaalka wax hagaajiya oo camal u sameeya bay naga ahayd laakiin anaga iyo majeerteen dhulbahante qori uunbaanu u dhiibnay. Qorigaas baa soo jiidanaya argagixisada, waadna ogtahiin jahliga, saboolnimada , caadifada iyo duruufaha kale iska badan ee sababi kara in argagixisadu degto mandaqada aan kor Ku xusay.

Yadoo taa laga duulayo waxan usoo jeedin lahaa dhinac yada is haya in qolo walba positions keeda Ku ekaato, baadhitaana halagu sameeyo in ciidanka qaranka iyo jamaahirta ba argagixiso Ku dhex jirto. Dhinac kastaaba wixii astaamo argagixiso leh hoos hoos haw dilaan , si dagaalku aanu u dhaafin intaynu isla naqaanay. Horta dhaafba oo bahararsamihii waxba ulamanu hadhin , qorigaanu ridnaaba bahararsamuu Ku dhacaya , wuxu malaa xaaraan bay cuneen. Magaalada xitaa dhinacooda oo keliya gubtay :lol:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”