Page 1 of 1

tiktok halagu yaaco

Posted: Sun Jul 23, 2023 3:46 am
by FarhanYare
isaq and hawiye are beefing. Cyber war took off over a married couple. Isaq and darood have a culture of insulting inlaws :meles:

Re: tiktok halagu yaaco

Posted: Sun Jul 23, 2023 3:48 am
by FarhanYare
irir samale gone out the window

Re: tiktok halagu yaaco

Posted: Sun Jul 23, 2023 5:34 am
by theyuusuf143
FarhanYare wrote: Sun Jul 23, 2023 3:48 am irir samale gone out the window
Maalintad aragto aniga , hooley iyo daahir calasaw oo luuqad kale Ku hadlaya. Maalintaas bay Irirnimadu khatar Ku jirta. Inta Ka horaysa we are still partners of crime. Illeen awalba khayr kumaynaan wada socone , inta daarod firig firig leeyahay Irirku waa jiraya. Daarod na firigfirigta joojin maayan. Waxaa aan sheegaya waa wax cilmi scientific aan Ku saleey . Isaaqa iyo hawiyhu waxay heshiis Ku yihiin daarood karbaash ka , waa wax automatic ah oo aan waxba laga bedeli Karin.


By the way maxaa dhacay waan Ka dhacsane , ma ina galaal baa afka furatay. :lol:

Re: tiktok halagu yaaco

Posted: Sun Jul 23, 2023 12:57 pm
by barbarossa
Beesha Daarood hadaa nahey waa soo dhawryneynaa khilaafaadka soo dhex galey irir samaale.

Re: tiktok halagu yaaco

Posted: Tue Oct 03, 2023 4:40 am
by Alex077
It's important to approach such situations with an open mind, seeking common ground and reconciliation rather than perpetuating animosity.
theyuusuf143 wrote: Sun Jul 23, 2023 5:34 am
FarhanYare wrote: Sun Jul 23, 2023 3:48 am irir samale gone out the window
Maalintad aragto aniga , hooley iyo daahir calasaw oo luuqad kale Ku hadlaya. Maalintaas bay Irirnimadu khatar Ku jirta. Inta Ka horaysa we are still partners of crime. Illeen awalba khayr kumaynaan wada socone , inta daarod firig firig leeyahay Irirku waa jiraya. Daarod na firigfirigta joojin maayan. Waxaa aan sheegaya waa wax cilmi scientific aan Ku saleey . Isaaqa iyo hawiyhu waxay heshiis Ku yihiin daarood karbaash ka , waa wax automatic ah oo aan waxba laga bedeli Karin. free fire name


By the way maxaa dhacay waan Ka dhacsane , ma ina galaal baa afka furatay. :lol: