Mac sokor mku ohooo, ciidamadii burburinta xamaraa cunto bilaasha sihaayey tiri anaa Colusoow u hiilihaayo, maantana baarkeygu xoog ku fuqsahaa qandho fildarane.
Reer Colusow masaajidii usoo dhigteen kud ha dileee.
Moderator: Moderators


Fake newsDR-YALAXOOW wrote: Tue Aug 01, 2023 5:06 am First Dadka sharci darada ku dagan dhul dawladeed ama Safaarado wadamada kale dhul ay leeyihiin sida Casa Italia. Waa qasab in dadka sharci darrada ku daggan laga raraa. Waa Rule of law waa inuu shaqeeyaa.
Second Dawlada HSM wax ka galay ma jirto Gobolka banaadir waaxba dhulalka shaqadeeda.
Dawlada Hoose maamulka gobolka banaadir ayaa shaqadan leh. CASA ITALIA dhulka ay ku dhisan tahay waxaa leh dawlada Italy. IYADAANA codsatay in loo baneeyo.
Waa qasab in dadka deggan ay ka guuraan. Haddii dib u dajin loo sameeynayo waxaa shaqadaas leh gobolka.banaadir.
Madaxweynihii Tinta Fake watay ee Autism qabay Farmaajo dhagool umaddii waa ka reeysteen. Ilamaha aha in loo xiisay NARCASIST af soomali aqoon. Timo fake autism Farmaajo.





