Message to Deni from oday Isaq

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Message to Deni from oday Isaq

Post by FarhanYare »

Laascaanood intaad iska dhaafto mamuul layirah galmudug ka saar galkacyo :eat:
https://vt.tiktok.com/ZSLXLtpob/
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Message to Deni from oday Isaq

Post by theyuusuf143 »

My mum lives there I am intelligent enough to not preach war in that peaceful city. How ever any galmudug masuul is a stupid if we don't establish our own galmudug state army base in dhinawda. I repeat waa doqon ninka habargidir ee is yidhaahda meeshaas bacaadka ah ee sheekhashu degto maxaa idinka galay. I am telling you xeebta galmudug gas baa Ka buuxda taking that territory is good for the future of our state. Military ahaan Xitaa Waxa inagu dhaw garacad , hadee waad iska garan kadhaan nin dekadiisu 10 KM kuu jirto inaad waxad doonto Ku samayn karto haduu isu kaa xariifiyo.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Message to Deni from oday Isaq

Post by theyuusuf143 »

We should let go the mareexaans and focus on the coast. Mareexaanku waxaan dhibaato ahayn kuma soo kordhiyaan galmudug. Waa parasite , waxba kuma Kala duwana yaga iyo dhulmahantuhu. Labaduba waa laba reero yaryar oo Ku mamay kacaankii , waxaanay helayn imika helina doonin bay raadinayaan. Nacas nimadooda weliba 100% waxay Ku tashadaan resources ka xamar. Kkkkkk
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Message to Deni from oday Isaq

Post by barbarossa »

Is not gaalkacyo long overdue for it's periodical "gaajo" wars? Maxaa la sugaaya, maa la is gumaado?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”