Ahmed Madoobe "Dulmiga Laas Caanood lagu sameeyey waa musiibo" (Las Anod has faced catastrophic injustice).
Posted: Fri Aug 18, 2023 7:01 am
Adeerroow dilkii Kediye ka bacdi wax baa 'bakh" yiri (Something shattered following the killing of Kediye)
Ahmedoow, hadaad intaas haatan fahantay, waa ilaahay mahadiis ood garab timaadid ku weenaan il dheer u hayey biloowgeeduba waxa meesha laga dan lahaa!
Ahmedoow, hadaad intaas haatan fahantay, waa ilaahay mahadiis ood garab timaadid ku weenaan il dheer u hayey biloowgeeduba waxa meesha laga dan lahaa!