


Moderator: Moderators
It has always been a common knowledge reer SSC ey yihiin dadka igu caqli roon maryooleyda, laakiin I did not know they are collectively endowed with so prodigious IQ that their kids start attending high school scarcely weaned out of their mothers' breasts.
We appreciate the brotherly support from all Somalis.DR-YALAXOOW wrote: Mon Sep 18, 2023 10:49 pm I'm 100% support Khaatumo state of Somalia. In dawlada Federalka Aqoonsato. Waliba economic support nationally iyo internationally la siiyaa.
Waxaa aaminsanahay Waxa kaliya ee riyada Khaatumo dumin kara inay tahay Inay dhexdooda dagaalamaan..
Xaqiiqdiii Diaspora u dhashay state kaas waa inay shacabkooda taageeraan. Maamul wanaag iyo horumar. Dadkana ay dareemaan in laga reeystay Ictiraafland.