Page 1 of 1

BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 9:32 am
by Murax
[tweet]https://x.com/sahalmagazine/status/1706 ... 96151?s=46[/tweet]



Daawo: Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo ku dagaalamay GEDO
By Jamaal Maxamed -
September 26, 2023
Doolow (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya uu ka dhacay gudaha degmada Doolow ee gobolkaas, kaas oo socday muddo saacado ah.


Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Itoobiya ay ku amreen kuwa Booliska in ay qaadaan bar koontarool oo ay ku lahaayeen degmadaas, taasna ay ka biyo diideen ciidanka Soomaaliya, waxaana sidaas ku qaraxay iska hor imaadka u dhexeeyay labada dhinac.

Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in iska hor imaadka uu socday saacado kooban, kadibna uu istaagay, balse ma jiro wax khasaare ah oo lasoo wariyay illaa iyo hadda.


Xaaladda ayaa goobta lagu dagaalamay ayaa hadda ah mid deggan, waxaana lagu soo warramayaa in ciidamada Itoobiya ay dib ugu laabteen xeradooda, halka kuwa Booliskana ay joogaan bartii ay horay ugu sugnaayeen ee ku taalla degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Dhinaca kale waxaa isla degmadan ka taagan xiisad kale oo u dhexeyso ciidamo taabacsan, Korneel Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo ciidamada Itoobiya, kuwaas oo hadda dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo ka wada halkaasi.


Xiisadda ayaa timid kadib markii ciidamada Itoobiya ay ku amreen Korneelka inuu isaga baxo degmadaasi, isaguna uu ka biyo diiday amarka, taas oo keentay xiisadda taagan.

Sidoo kale waxaa lasoo wariyay in ciidanka taabacsan Barre Hiiraale ay hadda difaacyo uga jiraan qaybo kamid ah degmada, si ay uga hortegaan haddii weerar lagu soo qaado.

Korneelka oo qudhiisa hadlay ayaa ku goodiyay inuu la dagaalami doono ciidamada Itoobiya, haddii ay isku dayaan inay qabtaan ama soo weeraraan, sida uu hadalka u dhigay

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 9:34 am
by Murax
XABASHIS HAVE BEEN PUSHED BACK

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 10:03 am
by original dervish
If only reer JL could agree a political consensus.
It has to be based on Madobe stepping down.
The region and people have been held hostage for far too long.

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 10:05 am
by Jabuutawi
My hope is you decimate Galla troops. There are no longer Tigray and Amhara soldiers (at least not in large numbers) in the federal units, just qooti from Borana, Jimma and Tulama clans.

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 10:09 am
by Gubbet
Waa been waxaan :lol:

Word of caution, Caasimadda is Shabaab linked, it is in their interest to aow discord :lol:

Arrinta Barre waa arrin jirto :mrgreen:

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 10:10 am
by Gubbet
original dervish wrote: Tue Sep 26, 2023 10:03 am If only reer JL could agree a political consensus.
It has to be based on Madobe stepping down.
The region and people have been held hostage for far too long.
:up:

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 10:34 am
by Nomand
Idiotic move by beesha marehan. We have already been labelled as anti kenya add anti ethiopia and madoobe grandson will rule jubbaland.

Everyone is a horgol, smart move would be to kick hiiraale out show ethiopia their is no need to support madoobe and that status quo will remain if madoobe is kicked out or not.

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 10:44 am
by barbarossa
Beesha caadi u waasheen oo waa in loo qabta balan with shiikh rusheeye for a mass tahaliil spray.

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 12:10 pm
by Gubbet
barbarossa wrote: Tue Sep 26, 2023 10:44 am Beesha caadi u waasheen oo waa in loo qabta balan with shiikh rusheeye for a mass tahaliil spray.
Wallahi this is the most sane and logical they have been with an actual formed strategy in years of observing the KDF vichy plant phenomenon

Every step of Barre's Sojourn is prearranged by old SNF brass. The local potatoe heads are no longer in control. :lol:

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 1:10 pm
by theyuusuf143
Gubbet wrote: Tue Sep 26, 2023 10:10 am
original dervish wrote: Tue Sep 26, 2023 10:03 am If only reer JL could agree a political consensus.
It has to be based on Madobe stepping down.
The region and people have been held hostage for far too long.
:up:
Siyaasad waa lagu heshiiya wax sidaa usii ridan maaha. Laakiin sartu waxay Ka qudhun tay there is sense in jiritaanka ogaaden ee jubaland muran la gelinayo. Cagdheer ta hadaf koodu kursiga madoobe Ka weyn , they are fighting for their existence in Somalia. Nimaad tol tihiin kursiga iiga kac haduu Ku dhaho mushkilad maaha. Laakiin marku Ku dhaho meeshaba umaad dhalan way adagtahay inaad aaminta.

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 1:14 pm
by theyuusuf143
As I mentioned before mareexaan ka Ethiopia waa laga gardaran yahay , Reer ka makaahiil jiritaanka mareexaan ee Ethiopia bay dagaal Kula jiraan. Maba aqoonsana in mareexaan doollo xaq Ku leeyahay. Sidaas si lamida ogaadenka jubaland waa laga gardaran yahay dhulkooda ilaahay Ku abuuray bay mareexaan Ku dafirsan yihiin.

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Tue Sep 26, 2023 7:13 pm
by Turbulence
theyuusuf143 wrote: Tue Sep 26, 2023 1:14 pm As I mentioned before mareexaan ka Ethiopia waa laga gardaran yahay , Reer ka makaahiil jiritaanka mareexaan ee Ethiopia bay dagaal Kula jiraan. Maba aqoonsana in mareexaan doollo xaq Ku leeyahay. Sidaas si lamida ogaadenka jubaland waa laga gardaran yahay dhulkooda ilaahay Ku abuuray bay mareexaan Ku dafirsan yihiin.
Yuusuf, ma runbaa video-ga lala wareegayo oo la leeyahay wiil yaroo Garxajis ayaa madaxa ka jarteen?

Re: BREAKING: WAR BREAKS OUT: REER GEDO VS ETHIOPIA

Posted: Wed Sep 27, 2023 2:35 am
by theyuusuf143
Turbulence wrote: Tue Sep 26, 2023 7:13 pm
theyuusuf143 wrote: Tue Sep 26, 2023 1:14 pm As I mentioned before mareexaan ka Ethiopia waa laga gardaran yahay , Reer ka makaahiil jiritaanka mareexaan ee Ethiopia bay dagaal Kula jiraan. Maba aqoonsana in mareexaan doollo xaq Ku leeyahay. Sidaas si lamida ogaadenka jubaland waa laga gardaran yahay dhulkooda ilaahay Ku abuuray bay mareexaan Ku dafirsan yihiin.
Yuusuf, ma runbaa video-ga lala wareegayo oo la leeyahay wiil yaroo Garxajis ayaa madaxa ka jarteen?
I am not subclanish and usually not interested in Those kind of stuff.