Page 1 of 1

Remembar lagend jubba & Ustad Xasan Kuuriya

Posted: Sun Oct 22, 2023 7:13 am
by bashe19


Sheekhuba wuxuu ubad
Shaqalada qurankiyo
Shafici u baraya in
Shafeeca akhiro

Weriye Abwan AUN Xasan Ciise Cali Kuuriya
Laxanka AUN Jiim shikh Mumin
Codka fanan C.qadir Macalin Jubba

:clap: