Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Xukuumadda Soomaaliya oo shir degdeg ka yeelanaysa heshiiska dhinaca badda ee Somaliland iyo Itoobiya
facebook sharing button twitter sharing button linkedin sharing button messenger sharing button whatsapp sharing button email sharing button
Axad, January, 1, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa berri shir degdeg ah la isugu yeeray, si go’aan looga soo saaro heshiis ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo Somaliland.
ⓘ
Saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta waxaa hareeyeeyay heshiiska dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, kaasoo ku aaddan in Somaliland ay badda ka siinayso meel ay degaan ciidanka Itoobiya halka sida uu sheegay Biixi ay Itoobiyana noqonayso dalkii ugu horreeyay ee aqoonsada madax bannaanida Somaliland.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo isugu yeeray golaha wasiiradda ayaa la filayaa inay xukuumaddu mowqif adag ka istaagto heshiiskaan, oo dowladdu aaminsan tahay inuu xad gudub ku yahay qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya, marka loo eego sharciga caalamiga ah (International Law).
Wuxuu kusoo aaday iyadoo Itoobiya ay horey u sheegtay in aanay kusii jiri karin bad la’aan.
Heshiiskaan ayaa fal celin ballaaran ku dhex yeeshay baraha bulshada, waxaana aad ugasoo horjeestay siyaasiyiin badan oo Soomaaliyeed oo qaarkood madax kasoo noqday Soomaaliya.
Heshiiskan ayaa waxaa wada saxiixday Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo tan iyo Axadii booqasho ku joogay dalka Itoobiya.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Soomalida Waxaanu uga taagwaynay waxba hana aqoonsaninee na nabad geliya. Waa Ka nabad geli waynay. Dhuftee nagaa hadaba hooyadiin wasee. Kkkkk
- LaY-D_LicK
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2764
- Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
- Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
They obviously don't understand international law...
Wa iska oyin bila macna leh
Waaabaaaaa
Wa iska oyin bila macna leh
Waaabaaaaa

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Why daarood always blame culusaw. Berigii DP worldna waxay dhaheen isaga bixiyey. Wax alaale wuxu Ka ogaana may jirin.
- LaY-D_LicK
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2764
- Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
- Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
No that was real oyin wabaaaaNomand wrote: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
So are u saying xamse meyd isn’t aware what was discussed in Djibouti or he knows and disagreeNomand wrote: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Wax la ogolaan karo maaha in Criminals junta Hargeysa ay Badda Somalia ka iibiyaan Land locked injireeey Ethiopia.
Waa qayaano Qaran..
Waa qayaano Qaran..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Maxruumka has no clue. Come'n man what kind of a question is that.Khalid Ali wrote: Mon Jan 01, 2024 3:24 pmSo are u saying xamse meyd isn’t aware what was discussed in Djibouti or he knows and disagreeNomand wrote: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
What's the actual difference between what somaliland is doing now to what madoobe+ all hawiye leaders done in kismaayo by giving it to kenya?DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 3:29 pm Wax la ogolaan karo maaha in Criminals junta Hargeysa ay Badda Somalia ka iibiyaan Land locked injireeey Ethiopia.
Waa qayaano Qaran..
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Nomad your tottaly wrong. KENYA has very long coast. They do not need Coast.. farqi weeyn ayaa u dhaxaaya Ethiopia a Land locled country whit 200 million people ee raba badd inay yeeshaan.. wax leeys barbardhigi karo maaha..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
We went to ICJ and sued kenya because of kismaayo coast. Now that we joined EAC, kenya will get the whole jubbaland coast.DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 3:36 pm Nomad your tottaly wrong. KENYA has very long coast. They do not need Coast.. farqi weeyn ayaa u dhaxaaya Ethiopia a Land locled country whit 200 million people ee raba badd inay yeeshaan.. wax leeys barbardhigi karo maaha..
Anyway you can't do selective rage. Either both are wrong or both are right.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Yalaxow question for youDR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 3:29 pm Wax la ogolaan karo maaha in Criminals junta Hargeysa ay Badda Somalia ka iibiyaan Land locked injireeey Ethiopia.
Waa qayaano Qaran..
What do u what more
Somaliland to be never recognised
Or Ethiopia to never have a sea outlet
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
Khalid. Walaahi i do not care Somaliland ictiraaf hesho ama helin. Laakiin waxaa yaab leh xukuumadaada They sold their asses very cheap.. Ethiopia did not mention recognition.. Idinka Future generations dhulkoodiii ayaad iiibiseen. Dhullka Ciiise iyo Gadabuuri. Walaahi waa foolxumo iyo damiir la.aan
- LaY-D_LicK
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2764
- Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
- Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character
Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement
It's a lease deal we never sold shit plus full recognition is the deal their getting nothing without it ..DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 4:16 pm Khalid. Walaahi i do not care Somaliland ictiraaf hesho ama helin. Laakiin waxaa yaab leh xukuumadaada They sold their asses very cheap.. Ethiopia did not mention recognition.. Idinka Future generations dhulkoodiii ayaad iiibiseen. Dhullka Ciiise iyo Gadabuuri. Walaahi waa foolxumo iyo damiir la.aan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1739 Views
-
Last post by Coeus
-
- 3 Replies
- 602 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 32 Replies
- 2732 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 8 Replies
- 731 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 585 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 41 Replies
- 5366 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 321 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 9 Replies
- 1336 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 0 Replies
- 557 Views
-
Last post by Goljano Lion