Page 1 of 2

Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 1:29 pm
by Khalid Ali
Xukuumadda Soomaaliya oo shir degdeg ka yeelanaysa heshiiska dhinaca badda ee Somaliland iyo Itoobiya
facebook sharing button twitter sharing button linkedin sharing button messenger sharing button whatsapp sharing button email sharing button


Axad, January, 1, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa berri shir degdeg ah la isugu yeeray, si go’aan looga soo saaro heshiis ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo Somaliland.



Saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta waxaa hareeyeeyay heshiiska dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, kaasoo ku aaddan in Somaliland ay badda ka siinayso meel ay degaan ciidanka Itoobiya halka sida uu sheegay Biixi ay Itoobiyana noqonayso dalkii ugu horreeyay ee aqoonsada madax bannaanida Somaliland.

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo isugu yeeray golaha wasiiradda ayaa la filayaa inay xukuumaddu mowqif adag ka istaagto heshiiskaan, oo dowladdu aaminsan tahay inuu xad gudub ku yahay qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya, marka loo eego sharciga caalamiga ah (International Law).

Wuxuu kusoo aaday iyadoo Itoobiya ay horey u sheegtay in aanay kusii jiri karin bad la’aan.

Heshiiskaan ayaa fal celin ballaaran ku dhex yeeshay baraha bulshada, waxaana aad ugasoo horjeestay siyaasiyiin badan oo Soomaaliyeed oo qaarkood madax kasoo noqday Soomaaliya.

Heshiiskan ayaa waxaa wada saxiixday Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo tan iyo Axadii booqasho ku joogay dalka Itoobiya.

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 1:49 pm
by theyuusuf143
Soomalida Waxaanu uga taagwaynay waxba hana aqoonsaninee na nabad geliya. Waa Ka nabad geli waynay. Dhuftee nagaa hadaba hooyadiin wasee. Kkkkk

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 2:29 pm
by LaY-D_LicK
They obviously don't understand international law...
Wa iska oyin bila macna leh
Waaabaaaaa :lol:

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm
by Nomand
Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 2:35 pm
by theyuusuf143
Why daarood always blame culusaw. Berigii DP worldna waxay dhaheen isaga bixiyey. Wax alaale wuxu Ka ogaana may jirin.

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 2:37 pm
by LaY-D_LicK
Nomand wrote: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.
No that was real oyin wabaaaa :lol:

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:24 pm
by Khalid Ali
Nomand wrote: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.
So are u saying xamse meyd isn’t aware what was discussed in Djibouti or he knows and disagree

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:29 pm
by DR-YALAXOOW
Wax la ogolaan karo maaha in Criminals junta Hargeysa ay Badda Somalia ka iibiyaan Land locked injireeey Ethiopia.
Waa qayaano Qaran..

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:30 pm
by Nomand
Khalid Ali wrote: Mon Jan 01, 2024 3:24 pm
Nomand wrote: Mon Jan 01, 2024 2:32 pm Culusow gave the greenlight to biixi during the Djibouti meeting. This stunt by culusow is face saving but no one is fooled. Culusow himself will be quite about the whole thing.
So are u saying xamse meyd isn’t aware what was discussed in Djibouti or he knows and disagree
Maxruumka has no clue. Come'n man what kind of a question is that.

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:31 pm
by Nomand
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 3:29 pm Wax la ogolaan karo maaha in Criminals junta Hargeysa ay Badda Somalia ka iibiyaan Land locked injireeey Ethiopia.
Waa qayaano Qaran..
What's the actual difference between what somaliland is doing now to what madoobe+ all hawiye leaders done in kismaayo by giving it to kenya?

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:36 pm
by DR-YALAXOOW
Nomad your tottaly wrong. KENYA has very long coast. They do not need Coast.. farqi weeyn ayaa u dhaxaaya Ethiopia a Land locled country whit 200 million people ee raba badd inay yeeshaan.. wax leeys barbardhigi karo maaha..

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:41 pm
by Nomand
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 3:36 pm Nomad your tottaly wrong. KENYA has very long coast. They do not need Coast.. farqi weeyn ayaa u dhaxaaya Ethiopia a Land locled country whit 200 million people ee raba badd inay yeeshaan.. wax leeys barbardhigi karo maaha..
We went to ICJ and sued kenya because of kismaayo coast. Now that we joined EAC, kenya will get the whole jubbaland coast.

Anyway you can't do selective rage. Either both are wrong or both are right.

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 3:57 pm
by Khalid Ali
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 3:29 pm Wax la ogolaan karo maaha in Criminals junta Hargeysa ay Badda Somalia ka iibiyaan Land locked injireeey Ethiopia.
Waa qayaano Qaran..
Yalaxow question for you

What do u what more

Somaliland to be never recognised

Or Ethiopia to never have a sea outlet

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 4:16 pm
by DR-YALAXOOW
Khalid. Walaahi i do not care Somaliland ictiraaf hesho ama helin. Laakiin waxaa yaab leh xukuumadaada They sold their asses very cheap.. Ethiopia did not mention recognition.. Idinka Future generations dhulkoodiii ayaad iiibiseen. Dhullka Ciiise iyo Gadabuuri. Walaahi waa foolxumo iyo damiir la.aan

Re: Bunker government nervous break down as Somaliland and Ethiopia sign historic strategic agreement

Posted: Mon Jan 01, 2024 4:34 pm
by LaY-D_LicK
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jan 01, 2024 4:16 pm Khalid. Walaahi i do not care Somaliland ictiraaf hesho ama helin. Laakiin waxaa yaab leh xukuumadaada They sold their asses very cheap.. Ethiopia did not mention recognition.. Idinka Future generations dhulkoodiii ayaad iiibiseen. Dhullka Ciiise iyo Gadabuuri. Walaahi waa foolxumo iyo damiir la.aan
It's a lease deal we never sold shit plus full recognition is the deal their getting nothing without it ..