REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Post by theyuusuf143 »

Waar nimankii reer xaaji saleebaan gadaalay isaaaq Ka noqdeen. Show nimanku waa niman originally somaliland kasoo jeeda oo ay walaalo yihiin beel kaloo arabka kamida oo yaduna reer xaaji saleebaana. Been idiin sheegi maayee I always had good feelings about Reer xaaji saleebaan. Waa dad very progressive ah. Magaaladooda cadaabo markad Barbar dhigto dhuuso mareeb iyo caabud waaq, waad arkaysa in meeshoodu nidaamsantahay. Oo town plan loo sameeyey. Meelaha kale Waxad moodaa xero digaag.


Adeer habargidir horaa loo kala boobay , ilaa sacadka cagdheer lagu xidhiidhiya. Anaguna intayada waa calaamad sanayna. Reer xaaji saleebaan waa beel habargidira oo isaaqa. Imikaba yaan nalaku qabsan. Alxamdulilah kuwii ugu fiicna mooryaanta Nagu soo hagaagay. Ceyrku waa faqash marka ilma galaal laga reebo iyo afar
kaloo ilaahay hanuuniyey :lol:

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Post by FarhanYare »

adkaatay darood cayr ma sheegan sxb but sacad bey rabaan :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Post by FarhanYare »

marka hg waaba cayr iyo saruur kaliya 8-) 8-) 8-)
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Post by FarhanYare »

lakiin mareexankaa naga dhacay hal laf cayr ka mid i believe they got upset and joined mareexaan :damn:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Post by bashe19 »

Ilma adeerayalow masaajidka cayaarta ka daaya deee.

Haeiya wada dhalasho naga dhaxeysaa, iyo badii dhulkii ba ICTIRAAF ku iibsaney kala daaya deeee.
:hijack:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: REER XAAJI SALEEBAAN OO ISAAQ NOQDAY !!

Post by theyuusuf143 »

FarhanYare wrote: Thu Jan 04, 2024 12:06 am lakiin mareexankaa naga dhacay hal laf cayr ka mid i believe they got upset and joined mareexaan :damn:
Ma juffida Cali jeeb Ku jiraa tolaw. Kaasaa u niikiyee
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”