Axmaq Madhobe o kooreystey Rer Xasan iyo rer Diini kana adkaadey
Posted: Wed Jan 10, 2024 4:24 am
13 saney madaxweyne ku xigeen usoo ahaayeen, dhaqaalaha so mamulka Axmaq madhobe waxa lagu qiyaasey 5 bilyan o dollar, Gedo kama helin 500 milyan wax ka yar mooye, wuxu doonu ka sameystey, iyaguna dabadhilif bey u ahaayen reer Axmed haka reebin.

