Page 1 of 1

Xiriirka, Diyarada iyo Qaadka

Posted: Wed Jan 17, 2024 12:41 pm
by gobdoon
Xiriirka oo lo jaro, Ethiopia Airlines oo Somalia laga mamnuuc iyo darrgada qaadka lacagta adag inakaga baxdo la joojiyo
Diyaradi marki hawada Jamhuriyada Somalia laga celiyey, Jugjiga bay ka degtey wafdigi Ethiopia babuur ku so galeen Hargeysa, narka wa dagaal cad
Marka Ethiopia inay ficil iyo waxba isula harin marka dadka Somalia iyo dawlada fadhi uma yaalo
Action speaks louder than words
Midnimo ina keenay ina kakiciyoy

Re: Xiriirka, Diyarada iyo Qaadka

Posted: Wed Jan 17, 2024 1:41 pm
by gobdoon

Re: Xiriirka, Diyarada iyo Qaadka

Posted: Wed Jan 17, 2024 5:10 pm
by barbarossa
Had you sourced any other skinny media outlet, I would have dismissed this report out of hand, but since this from the highly reliable tv news channel Daqiiqadaha Wararka, I need no further confirmation for its veracity. These guys never release a news report without first checking, then rechecking or even, if need be, checking for a third time, all in an effort to ensure accuracy.

Re: Xiriirka, Diyarada iyo Qaadka

Posted: Wed Jan 17, 2024 5:36 pm
by theyuusuf143
Remember any time labada dawladood Isku dhacaan anaga Ka isaaq ahaan waa noo guul. Anagu xabashida Iyo somalida toona Dan kama lihin waxaanu nahay Dal madax banaan . I hope weliba in xaaladu sii xumaato. Xasarad la,aan maba noolaan karno. Xasaradu waa ganacsigayaga.