Yalaxow soo gal
Posted: Thu Feb 01, 2024 2:30 am
Ninyahow hadaad Sweden joogtid odayaal abgal aad la hadasho raadi. Waa iin malyun roble quran la saraa. Xogaa mar bey soo roonaatay lakiin hada she is back at it bashing hg, farxiya fiska etc.