Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by gobdoon »

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by gobdoon »

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by gobdoon »

Wa been iyo khurafad in gobanimadi Somalia laba wadan oo kala gaar ah jireen waxa jirey labo qayb Somali gumaysiga ka xorobay danadeed unkumay Jamhuriyada Dimoqradi Somalia, xata waxa jirey xili gumaysiga Ingirisku Somalia oo dhan ka talinayay
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by barbarossa »

The best doctrine we faqashes have ever been inculcated with, is the principle, "qadaadweyn good, qaldaamiin bad".
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by theyuusuf143 »

gobdoon wrote: Fri Feb 02, 2024 1:59 pm Wa been iyo khurafad in gobanimadi Somalia laba wadan oo kala gaar ah jireen waxa jirey labo qayb Somali gumaysiga ka xorobay danadeed unkumay Jamhuriyada Dimoqradi Somalia, xata waxa jirey xili gumaysiga Ingirisku Somalia oo dhan ka talinayay
Anagu Hadaanu Isaaq Nahay weligayo iyo allahayo Somalia Ku biiri mayno simply because you have nothing positive to contribute to my life . Waxa Keliya ee aad Ku doodaysaan waa Isku afbaynu nahay ee nala jaba oo nala hooga , ceebta iyo dibu dhacana nala qaybsada maadaama Aynu isku af Nahay. You guys are like yemenis preaching that same message to the Omanis and emaratis. :lol:

We see our selves as progressive Society . And we see you as backward peaple. For this reason weligeen is fahmi mayno. Bal imika faqash kaagani maxaad noloshayda Ku biirin karta waxad I yeesho mooyee.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by gobdoon »

Yusuf Michael Maryama gaal bu aha alaha iska cafiyo e maxa yeelay nin rag ah oo wadani nimo Somali ku weyn tahay bu aha lkn adigu gaal America qaxooti ku ah oo barking like a dog bad tahay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by theyuusuf143 »

Su,aal muhiima adigoo si public ah u advocate gareeya in somaliland aan xuduudaheeda la axtiraamin oo aaminsan in qabiilada aan isaaqa ahayn somaliland lagu diro lagana hoos bixiyo nidaamka somaliland. Adigoo xitaa isaaqa dhexdiisa munaafaqad kula dhex jira. what type of somalinimo are you preaching ?

Adeer gaal gaal dhalay baan ahay , aabihii wase qadiyadiisa Ku adadag . adigana faqash cadaw ah baan kuu arkaa. Let's take our separate ways. Waxa ugu fiican ee aad iga Heli karta waa nabadgelyo , hadii lagaa helo. Laakiin weligaa Haba Ku riyoon inaad iidoor Ku qanciso afkaar taada gurracan. It's impossible. It will never happen.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by gobdoon »

Walidka ha ha u gafin fac ka fac awowayashi Muslim bay ahayeen xaasha Gaal ma ahayn ee adiga caasi walidi ah oo doortay some unknown psychological reasons inad sas noqotay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by theyuusuf143 »

Muhiimadu waa inaynu kala tagno.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Biixi Fircoon iyo ilma Fircoon

Post by Khalid Ali »

gobdoon wrote: Fri Feb 02, 2024 1:59 pm Wa been iyo khurafad in gobanimadi Somalia laba wadan oo kala gaar ah jireen waxa jirey labo qayb Somali gumaysiga ka xorobay danadeed unkumay Jamhuriyada Dimoqradi Somalia, xata waxa jirey xili gumaysiga Ingirisku Somalia oo dhan ka talinayay
been been been ingriisku kiiiniya iyo uganda ba wu ka talineyey wuxu uga talineye walanweyn waxa weye talyaanigi bu jabbiye oo laga adkaaday thats why he ended up with the possesion of walanweynia ,

magaca somaliland iyo somalia ku heshiiyeen lixdanki wuxu aha jamhuuriyadi soomalida ,, the somali republic waligeed somalia lama odhan xita the United nations magac we registreted under was called the somali republic jamhuriadi somalida never somalia. labba qeybo may ahayn labba dal bay ahayeen oo isku biiray oo kala wakhgii gobonimada qaatay kala baralamaan aha kala xisbiyo aha kala nithaam kala dastuur laha , hadaynus isku mid ahayn maxaynu iskaga biirayney hadany isku wadan ahayn ta is weydiye ilmaa doofaar ismaciil
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”